Monthly Archives: February, 2014

spot_imgspot_img

AMISOM Ilaalo Ka Bilawday Hawadda Muqdisho

Muqdisho(SLPOST)Ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa bilaabay inay roondo habeenkii ah ku sameeyaan hawada magaalada Muqdisho,   iyadoo howlgaladaan cusub ay qeyb ka...

Madaxweynaha Faransiiska Oo Booqashadii Labaad ku Tagay Wadanka Afrikadda Dhexe Oo Dagaaladu Aafeeyeen

Centaral Africa(SLPOST)Madaxweynaha waddanka Faransiiska Francois Hollande ayaa booqashadii labaad ku tagay dalka Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe, tan iyo markii uu ciidamo u diray, si ay u...

Madaxweynaha Somaliland Oo Shacabka Kula Tukaday Salaadii Jimce Masaajidka Cali Mattaan+Sawirro

Hargaysa(SLPOST) Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta salaadii Jimcaha kula tukaday Boqolaal dadweyne ah Masjidul Cali Mataan ee Magaalada Hargeysa. Madaxweynaha oo...

Cabdicasiis Maxamed Samaale oo si Rasmi ah uga Mid noqday Guddiga Fulinta ee Xisbiga Kulmiye

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa lagu daray Guddiga Fulinta ee Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye, sida lagu...

Maamullada Gobolka Gebiley iyo Degmada Tog-Wajaale oo Jawaabo Is-khilaafsan ka bixiyey Dhul Cusbitaal loo Dhagax-dhigay oo Ganacsade lagu Wareejiyey

Tog-wajaale (SLpost)- Maamullada Gobolka Gabiley iyo Degmada Tog-Wajaale, ayaa jawaabo is-khilaafsan ka bixiyey sababta keentay in dhul loo dhagax-dhigay in laga dhiso Cisbitaalkii ugu...

“Ma Aqbalayno In Muddo Kordhin Loo Sameeyo M/Weyne Siilaanyo”C/rixmaan Cirro

Hargeysa(SLPOST)Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland, ahna Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, ayaa ka digay muddo kordhin loo sameeyo  Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo . Cirro ayaa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img