Monthly Archives: February, 2014

spot_imgspot_img

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Ciidanka Qaranka ku bogaadiyey Xuska Maalintii la Aasaasay oo Berri ku beegan

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa Ciidanka Qaranka Somaliland ku hambalyeeyey xuska maalinta la aasaasay Ciidanka Qaranka...

Wasiirka Macdanta iyo Tamarta oo maanta u baxay ka-Qaybgalka Shir Caalmi ah oo Somaliland lagu Marti-qaaday

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Macdanta iyo Tamarta Somaliland Eng Xuseen Cabdi Ducaale oo uu weheliyo Agaasimaha waaxda Macdanta ee Wasaaraddaas, ayaa maanta u anba-baxay...

Hoggaanka Dalka Hanashadiisu Hab loo maray leedahay (Qayb.1-aad)

Waxa beryahan dambe si is-daba joog ah u soo baxayey hadallo iyo dhawaaqyo isugu jira dhalliilo iyo dhaleecayn xad-dhaaf ah oo Xukuumadda dusha looga tuurayey oo ay wadaan Xisbiyada Mucaaridka ah iyo shaqsiyaad

Ingiriiska oo ka hadlay aragtidiisa la xidhiidha Xal laga gaadho khilaafka Xuduudaha ee ka dhex aloosan Somaliland iyo Somaliya

London (SLpost)- Xukuumada Ingiriiska ayaa xaqiijisay inay jiraan shirkado dalkeeda laga leeyahay oo dhinaca ammaanka kala shaqeeya hawlaha sahaminta shidaalka Somaliland. Dawladda Ingiriisku waxa kale...

Ujeeddada Kulan sal-ballaadhan oo Guddoomiye Muuse Biixi la yeeshay Xildhibaannada Kulmiye ugu jira G/Wakiillada

Hargeysa, (SLpost)- Waxa shalay Kulan aan warbaahinta loo ogolayn magaalada Hargeysa ku yeeshay Hoggaanka Xisbiga talada haya ee Kulmiye iyo mudaneyaasha golaha Wakiillada kaga...

Maayarka Caasimadda oo loo doortay Guddoomiyaha Ururka Dawladaha Hoose ee Dalka

Ceerigaabo (SLpost)-Kulan maanta magaalada Ceerigaabo ay ku yeesheen Ururka Dawladaha hoose ee magaalooyinka Somaliland ayaa waxa ay ku doorteen Guddoon cusub oo ururkaasi hagi...

Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Oo Safar Indho Indhayn Ah Ku Maraya Waddamo Ay Shirkadda Ballore Maamusho Dekadahooda

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibeda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis Ayaa U Baxay Safari Uu Ku Soo Indho Indhaynayo Qaabka Iyo Nidaamka Ay U...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img