Mashruuc Talyaanigu Maalgelinayo oo Waddamo Geeska Afrika ah looga Faa’idaynayo waayo-aragnimada Somaliland ee Nabadeynta
Pisa (SLpost)- Khabiir ka tirsan Jaamacadda Scoula Superiore Sant’Anna oo ku taala dalka Talyaaniga, ayaa Jaamacadda Hargeysa u imanaya duruus iyo casharro la xidhiidha...
Xukuumadda oo ka Jawaab Celisay kalsooni-darro Dawladda Ingiriisku ka Muujiyey Ammaanka Somaliland
Hargaysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa ka jawaab celiyey dhawaaq dawladda Ingiriisku muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan Somaliland iyo Somaliya, waxaanay wax laga xumaado...
Wasaaradda Maaliyadda Somaliland oo sheegtay inay Saluugsan tahay Dakhiliga gobolka Togdheer
Burco (SLpost)- Wasiirul-dawlaha Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Caddaani), ayaa sheegay in wasaaradda Maaliyaddu ay aad u saluugsan tahay nidaamka dakhli ururinta...
Wakaaladda Wararka ee SOLNA oo Guddoomiye iyo ku-xigeen ku cusub loo magacaabay
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Md Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa wareegto uu maanta soo saaray Guddoomiye iyo Guddoomiye ku...
Sawir laga Qaaday Dadka Somaliland ee ku dhaqan Dalka Jabuuti oo ku Guulaystay kaalinta 1aad ee Abaalmarinta Sawirrada Saxaafadda Dunida
Amsterdam (SLpost)- Sawir laga qaaday Habeenimadii Jimcuhu Soo galayay , dad ku sugan xeebta Djibouti, korna u haya telefoonada gacanta si ay u helaan...
Wasaaradda Ganacsiga Somaliland oo Badeecado Wakhtigoodu Dhacay ku soo bandhigtay Laascaanood
Laascaanood (SLpost)- Badeecado isugu jira noocyada kala duwan ee Cuntooyinka fudud, Sharaab iyo Caano dhammaantood waqtigoodu dhacay, ayaa lagu soo bandhigay xarunta Wasaaradda Ganacsiga...
Dawladda Turkiga oo sheegay in ay Joojisay Lacagihii Tooska ahaa ee ay Siin Jirtay Somaliya
Ankra (SLpost)- Mid ka mid ah deeq bixiyeyaashii somaliya ugu muhiim sanaa oo ah Dowladda Turkiga si lama filaan ah ugu dhawaaqday in ay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

