Monthly Archives: February, 2014

spot_imgspot_img

Diyaarad Itoobiya Laga Leeyahay Oo Kaaliyihii Duuliyaheedu Afduubay

Geneva (SLpost):-Diyaarad laga leeyahay dalka Itoobiya,ayuu afduubay kaaliyihii duuliyaha diyaaraddu ka dib markii uu bayloodku suuliga galay isla markaana ka duway duulimaadkii ay ku...

Qabiil iyo Qarannimo: Laba aan is Qaban Karin! (Qayb.3-aad)

1.     Hordhac Qaybtii 2-aad ee maqaalkan waxaan kaga hadlay: In Madaxweynaha iyo Xukuumaddiisaba uu waqti aad u badani kaga lumo qaabilaadda iyo la hadalka dadka sida...

Sidee ayeynu ku raadinaa Xalka Dhibaatada Shaqo La’aanta?

Wey yartahay in la qabto Kulano Joogto ah oo lagaga wada tashado Xalka dhibaatada shaqo la,aanta Jirta ee Wadankeena.Carwadii Shaqada ee Mansoorna Sida loo...

Muxuu M/weyne ku-xigeenka Somaliland ka Yidhi in Gurigiisa laga soo Istaadho Khilaafka Wakiillada iyo Aragtida Xukuumaddu ka Qabto Muranka Sharci ee laysku Mari la’yahay?

Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay dhaliilo mucaaradku ugu jeediyaan inuu hormood ka yahay...

Dhacdo Daboolka ka Qaadday Khilaaf Afar-bilood-Jirsaday oo Regaadiyey Hawl-maalmeedka Wasaaradda Cadaaladda

Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Abiib Axmed Cali, ayaa shalay gelinkii hore laga horjoogsaday inuu kedinka ka galo xarunta wasaaraddaas, ka dib amar...

Xildhibaanka Kaliya ee Madiga ku ah Wakiillada oo si miisaaman uga hadlay ubucda khilaafka kala-qaybiyey Mudaneyaasha Golaha uu ka tirsan yahay

Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile ka mid ah mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa ka hadlay aragtidiisa ku aaddan khilaafka cakiran ee muddooyinkii u...

Warbixin Xaasaasi ah oo Fashilisay Fadeexado la xidhiidha Qaabka loo Maamulay Hub Mucaawimo ah oo Dawladda Xasan Sheekh Ku Hubaysay Qabaa’illada Soomaaliya Qaarkood

New York (SLpost)-  Warbixin ay soo saareen guddiga Qaramada Midoobay ee cuna-qabataynta Hubka Somaliya iyo Eretariya, ayaa shaaca ka qaadday fedeexado hor leh oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img