Gudoomiye ku xigeenka 1aad xisbiga WADANI oo luqadii ugu adkad kula hadlay Xukuumadda Madaxwayne Siilaayo
Hargeisa (SLpost) Gudoomiye ku Xigeenka kowaada Xisbiga mucaarad ah ee WADANI Ahmed Muum’in Seed maanta shir-jaraa’iid ku qabtay xuranta dhexe xisbiga WADANI ee magalada hargeisa ayaa...
OGEYSIIS: Ka soo Qayb-gal Xafladda Qaadhaan-ururinta Dhismaha Jidka DAWGA-CAD
Magaalada Cardiff ee gobolka Wales dalweynaha UK, waxa maalinta Axadda ee bishu tahay 16-ka February, 2014, lagu qaban doonaa Xaflad qaadhaan loogu ururinayo dhismaha...
Qodobbo ka soo Baxay Shir dalka Itoobiya ugu qabsoomay Guddiga Dib-u-habaynta Shaqaale-weynaha Somaliland iyo Hay’adaha Caalamiga ah ee Dhinaca Horumarka
Addis Ababa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland oo taageero ka helaysa hay’adda Horumarinta Caalamiga ah ee Ingiriiska (DFID) iyo hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP, ayaa...
Wasiirka Madaxtooyada oo Muddeeyey xilliga ay soo bandhigayaan Dhaqaalaha loo ururiyey iyo Qalabka lagu dhisayey Jidka Ceerigaabo
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali X. Xasan, ayaa shaaca ka qaaday inay todobaadka soo socda soo bandhigayaan xaddiga dakhliga ilaa...
Madaxweynaha Soomaaliya ka hadlayey Xaaladdisa Caafimaad oo Geeri lagu xidhiidhiyey
Ankara (SLpost)- Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa beeniyey warar shalay laga faafiyey xaaladiisa caafimaad, kuna tilmaamay inay ka dambeeyaan dad la...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Ka hadlay Gudo-galka Heshiiska Shirkadda Ballore iyo Turxaan Bixinta Khilaafka Kulmiye
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Md Maxamed Biixi Yoonis, ayaa daboolka ka qaaday inay xukuumaddiisu ku qanacday wax-qabadka iyo dhinaca maal-gashiga ee shirkadda...
Ciidamada Qaranka oo dhaq-dhaqaaqyo Dhoola-tus ah ka sameeyey Koonfur Gobolka Sool
Laascaanood (SLpost)- Ciidanka Qaranka eek u sugan jiidda hore ee gobolka Sool, ayaa maanta sameeyay hawl gal ay ku sugayaan xuduudka dhanka Koonfur kaga...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

