HomeMadaxwaynaha Dawlada Killinka Shanaad Itoobiya Oo Isku Shaandhayn Balaadhan Ku Sameeyay Golihiisa...

Madaxwaynaha Dawlada Killinka Shanaad Itoobiya Oo Isku Shaandhayn Balaadhan Ku Sameeyay Golihiisa Xukuumada Iyo Hay’adaha Dawliga

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Jig-jiga-(SLPOST)-Waxaa la isku shaandheeyay Goihii Wasiirada iyo Maareeyayaashii Xafiisyada Heer Deegaan Caawa ka dib makii ay Shir isugu yimaadeen Golaha Capinetka DDS oo uu shirgudoominayay Madaxwaynaha DDSI.

cabdi maxamud cumar

Halkan ka akhriso Isku shaandhaynta Xukuumada iyo Magacaabida Cusub ee Xukuumada hoos ka akhriso Liiska.

 

1-C/risaaq saxane oo hore u ahaa Mayorka Maamulka Magaalada Jigjiga wuxuu noqday Komishineerka Booliska DDSI

 

2-C/wahaab Rashiid oo ahaa Maareeyaha Horumarinta Wabiyada iyo Dooxooyinka wuxuu noqday Maareeyaha Kuliyada Cabdulmajiid(TTC)

3-Cabdi Xuseen(Sonkor) oo ahaa Gudoomiyaha Gobolka Shabeele Wuxuu noqday wasiirka Cadaalada 4-Guleed Aw Cali oo ahaa Maareeyaha Xafiiska Naqshada iyo Dabagalka Biyaha wuxuu noqday kuxigeenka Beeraha

5-Yaasiin Cumar oo ahaa kuxigeenka Dakhliga kuxigeenka Beeraha

6-Maxamed Cabdi Xasan(Dhoodhe) oo Hore u ahaan jiray Gudoomiyaha Degmada wardheer wuxuu noqday kuxigeenka Hogaanka N/galyada iyo Cadaalada

7-Cumar Siyaad oo ahaa Wasiirka Dakhliga wuxuu noqday Maareeyaha Wakaalada Naqshada iyo Dabagalka Biyaha

 

8-Maxamed Cabdi Mawsar oo ahaa Gudoomiyaha Gobolka Nogob wuxuu Noqday Gudiga Dabagalka Xafiiska Madaxwaynaha

9-Cabdi Geedi oo ahaa Gud Deg Jigjiga wuxuu noqday maareeyaha Wakaalada Dakhliga

10-C/casiis maxamed cumar oo ahaa madaxa Maaliyada deg raaso wuxuu noqday kuxigeenka Dakhliga

11-c/fataax sheekh cali caafi oo ahaa madaxa dabagalka Xafiiska maamulka wuxuu noqday kuxigeenka Dakhliga

12-Mudane Wacay xasan oo ahaa Hormuudka Kuliyada TTC waxaa loo bedelay kuxigeenka TTC Qaybta Academic

13-ilyaas abiib oo ahaa kuxigeenka hormuudka TTC wuxuu noqday kuxigeenka TTC Dhinaca mmaamulka Maaliyada

 

14-maxamed Ibraahin C/laahi Dabagalka Maamulka kuxigeenka N/galyada iyo Cadaalada

15-Guleed Muxumed hore u ahaa kuxigeenka waxbarashada kuxigeenka wakaalada Dhismaha arimaha biyaha

16- axmed maxamed shukri lataliyaha madaxa arimaha xidhiidhka dadwaynaha kuxigeenka waxabarashada

17-Bashiir axmeed aadan waxaa la geeyay Madaxa Horumarinta Wabiyada iyo Dooxooyinka

18-Irshaad Cali Nuur agaasinka Wakaalada cabashooyinka kuxigeenka cadaalada

19-Inj.Subeer C/lahi axmed Proces owner maamulka madaxa Wakaalada Iibka iyo Dhismaha Adeega Gaarka ah

20-amiin Daahir Dabagalka Maamulka lataliyaha wakaalada Warbaahinta

21-c/kuus c/laahi saleebaan kuxigeenka lataliyaha madaxwaynaha Xidhiidhka dadwaynaha

22-cali ugaas cabdi kuxigeenka wakaalada dakhliga wuxuu noqday kuxigeenka iskaashatooyinka

23-faarax jaamaca oo hore u haan jiray gudoomiyaha afdher waxaa loo badalay ku xigeenka xafiiska xidhiidhka arimaha dawlada dhaqanka iyo dalxiiska

24- c/risaaq dayib hor xafiiska xeer ilaalinta iyo cadaalda waxaa loo badalay ku xigeenka wakaalda ilaalinta deegaanka macdanta iyo tamarta

Gobolada:-

1-Maxamuud xaaji cumar oo ahaa Gud Deg Iimay Galbeed wuxuunoqday gudoomiyaha Gobolka shabeele

2-Maxamed axmed Badhcun oo ahaa Gud Deg dh/buur wuxuu noqday Gud Gobolka Afdheer

3-cabdi Cali Mataan(Cabdi ganay) oo ahaa Gud Deg awaare wuxuu noqday Gudoomiyaha Gobolka Nogob.”

 Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories