HomeBaanka Adduunka oo Xanibay $90 Milyan oo la Siin Lahaa Uganda

Baanka Adduunka oo Xanibay $90 Milyan oo la Siin Lahaa Uganda

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Switzerland(SLPOST)Bankiga Adduunka ayaa dib u dhigay lacag dhan 90-milyan doolar oo deyn  lagu waday in uu siiyo Dowladda Uganda.

world-bank-logo-

Arrintan ayaa kusoo beegmaysa xilli dhowaan Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni uu si geesinimo leh u ansixiyey sharci diidaya in dadka isku jiinsiga ah isu galmoodaan, waxaana uu cambaareyn weyn kala kulmay Reer Galbeedka.

Waxay ugu hanjabeen in ay jari doonaan dhamaan deeqaha iyo taageerada ay siiyaan Dowladiisa oo meel kale u weecin doonaan.

Saraakiisha Bankiga Aduunka ayaa sheegay in ay ka fiirsanayaan lacagta deynta sida uu u bixi doono iyo in aan wax saameyn ku yeelan sharciga cusub la meelmariyey.

Waxaa la filayay lacagtaas in la ansixiyo shalay oo khamiis ahayd, waxaana lagu qaban lahaa horumarinta adeegyada caafimaadka.

Xogheyaha arrimaha dibadda Maraykanka John Kerry ayaa sharciga uu meel mariyey Madaxweyne Museveni ku tilmaamay mid la mid ah kii ka dhanka dadka Yuhuuda iyo Dadka madowga ee ku nool Koonfur Afrika oo ay cunsurnimo kala kulmi jireen Dadka cadaanka.

Madaxweynaha Uganda ayaa cod dheer marar badan ku sheegay in aanu  ogolaan doonin anshax xumo iyo dhaqamo aan wadankaas ka jirin lagu soo rogo ama ay dadkiisu udabafadhiisan dhaqamada xun xun ee dunida reer galbeedku ku badan.

Somalilandpost.net

Hargeysa/Office

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories