Monthly Archives: January, 2014

spot_imgspot_img

Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta oo Marti-galinaya Shir loo qabanayo Somalia oo wejigiisii hore Somaliland ka qayb-gashay

Dubai (SLpost)- Wadanka Imaaraadka Carabta magaaladiisa Dubai, ayaa marti gallin doonta kulanka Maalgashiga Soomaaliya ee sanadkan 2014-Ka oo la qorsheeyey inuu qabsoomo 6da  ilaa...

Maraykanka oo markii u horreysay Meel Isugu keenaya Hoggaamiyeyaasha Qaaradda Afrika oo uu Dalkii Ku marti-qaaday

Washington (SLpost)- Aqalka Cad ee Maraykanka, ayaa shaaca ka qaaday in sanadkan dabayaaqadiisa magaalada Washington ee caasimadda u ah waddankaasi marti galin doonto madaxda...

“Waxa aan Macalin u ahaa Muuse Biixi, Cabdi Aw Daahir, Ismaaciil Muumin, Samsam Cabdi iyo C/casiis Samaale”

Prof Saleebaan A. Guuleed Hargeysa (SLpost)-  “Sannadkii 1964kii ayaa waxa aan tegay Mareykanka, Jaamacadda Empolio State University ayaan ka soo qaatay degree-gii koowaad waanan soo...

Somaliland oo ka Jawaab-celisay Hadal Madaxweynaha Somaliya ku Xan-xanteeyey Wada-hadallada labada waddan

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka jawaab-celisay hadal uu madaxweynaha Somaliya dhowaan kaga hadlay geedi-socodka wada-hadalada laba dal, kaas oo uu ku sheegay in...

Dawladda Finland oo Somaliland ku marti-qaadday Shir-caalami ah oo la Xidhiidha Kobcinta Adeegyada Caafimaadka

Helsinki (SLpost)-  Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed oo toddobaadkii u dambeeyay safar shaqo ku joogay magaalada Helisink ee dalka Filand ayaa...

DAAWO – Wefti Ka socda Shirkad Lagu Wareejinayo Maamulka Haamaha Shidaalka Berbera oo Maanta Dalka Yimi

Hargeysa (SLpost)- Wasiirrada Wasaaradaha Arrimaha Dibadda iyo Ganacsiga Somaliland, Maxamed Biixi Yoonis iyo Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar oo ay weheliyaan saraakiil ka socota shirkad...

DHEGAYSO: Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee TOGDHEER oo ka xog-warramay Sababihii horseedka u ahaa Xadhiggiisa iyo Sifaha loo maray sii Dayntiisa

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku xigeenkii hore ee gobolka Togdheer ee xukuumaddii UDUB, Mr Guuleed Daahir Samater, ayaa sheegay in xalay la soo daayey, ka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img