HomeDAAWO - Wefti Ka socda Shirkad Lagu Wareejinayo Maamulka Haamaha Shidaalka Berbera...

DAAWO – Wefti Ka socda Shirkad Lagu Wareejinayo Maamulka Haamaha Shidaalka Berbera oo Maanta Dalka Yimi

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirrada Wasaaradaha Arrimaha Dibadda iyo Ganacsiga Somaliland, Maxamed Biixi Yoonis iyo Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar oo ay weheliyaan saraakiil ka socota shirkad caalami ah, ayaa maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa.

Labada Wasiir iyo weftiga la socday oo ka soo duulay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, ayaa ugu horeyn ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Berbera, halkaas oo weftigu ay soo indho-indheeyeen Haamaha Keydka Shidaalka ee Berbera, waxaanay markii dambe ka soo dageen garoonka diyaaradaha ee Hargeysa, waxaana garoonka ku soo dhaweeyey masuuliyiin ay ka mid yihiin Wasiirrada Arrimaha Guud iyo Ciyaaraha.

Wasiirrada Arrimaha Debedda Somaliland Md Maxamed Biixi Yoonis oo waraahinta ugu warray madaarka Cigaal International Airport, ayaa sheegay inay la socdaan shan sarkaal oo ka socda shirkad lagu magacaabo VETOL oo laga leeyahay dalka Ingiriiska taas oo sida uu sheegay doonaysa inay maal-gashi ku samaysay Dekedda Berbera iyo Haamaha Keydka Shidaalka.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories