Somaliland clan loyalty hampers women’s political prospects
Female activist Suad Abdi hopes to shake up system by standing for parliament, which has one woman among 164 MPs. After 18 years as a...
Jaamacad Maraykan ah oo Billad-sharaf iyo Abaalmarin lacag ah guddoonsiinaysa muwaadinad Somaliland ah oo Dedaalkeeda la Majeertay
1024x768 Normal 0 false false ...
Wasaaradda Xannaanada Xoolaha oo Gobollada dalka u Kala Diray kooxo talaalaya 4 Milyan oo Neef
Hargeysa (SLpost)- Wasaarada Xanaanada Xoolaha ayaa maanta hawl-wadeeno gaadhaya 100 u kala dirtay dhamaan gobolada Somaliland oo muddo laba bilood ah ka soo fulin...
Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo si Adag u Weeraray Madaxweynayaasha Maamul-goboleedka Puntland iyo Soomaaliya
Hargeysa (SLpost)- Eng Faysal Cali Waraabe, Guddoomiyaha Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka, ayaa hadal Hanjabaad ah ku weeraray Madaxweyneyaasha Somaliya iyo maamul-goboleedka Puntland oo uu...
Ilo-diblomaasi ah oo shaaca Ka qaaday Qodob soo Jiitay Turkiga oo ku Jiray heshiiskii Istanbul iyo Ballan-qaad Somaliland uga Fadhido Beesha caalamka
Ankara (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Dibeda Turkiga ayaa si weyn ugu qancay qodob ku jiray go’aamadii Somaliland iyo Soomaaliya ku gaadheen magaalada Istanbul, sida ilo...
Somaliland oo lagu martiqaaday Shirka Wasiirrada Tamarta ee Afrika iyo Xog-warranka Qorsheyaasha Eng Xuseen Cabdi Ducaale
Johannesburg (SLpost)- Xukuumada Somaliland ayaa ka qeybgeli doonta markii koowaad kulanka wasiirada Tamarta ee dalalka Qaaradda Afrika oo la filyo inuu 03 ilaa 06...
DHEGAYSO: Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee Kulmiye oo Markii u horreysay dhaliilo Kul-kulul Afka ugula Kala-baxay Madaxweyne Siilaanyo iyo Xukuumaddiisa
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye Ku xigeenkii hore ee xisbiga KULMIYE Cabdiraxmaan Cabdiqaadir ayaa Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ku eedeeyay inuu yahay abaal...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

