HomeDHEGAYSO: Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee TOGDHEER oo ka xog-warramay Sababihii horseedka u...

DHEGAYSO: Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee TOGDHEER oo ka xog-warramay Sababihii horseedka u ahaa Xadhiggiisa iyo Sifaha loo maray sii Dayntiisa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Guuleed-Daahir-SamatarHargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku xigeenkii hore ee gobolka Togdheer ee xukuumaddii UDUB, Mr Guuleed Daahir Samater, ayaa sheegay in xalay la soo daayey, ka dib markii uu diiday dammaanad uu Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, Cali Maxamed Waran-cadde, doonayey inuu kaga soo baxo Saldhigga Dhexe ee Hargeysa oo uu dhowr maalmood ku xidhnaa.

Badhasaab Ku-xigeenkii hore ee gobolka Togdheer Guuleed Daahir oo maanta warbaahinta qaarkeed kula hadlay magaalada Hargeysa, waxa uu dhaliilo u jeediyey xubno ka tirsan Xukuumadda oo sida uu xusay sifo khaldan uga faa’idaysanaya xilalka qaran ee umadda ay u hayaan, kuwaas oo uu ku eedeeyey inay ka dambeeyey sababihii kallifay in guddoomiyihii hore ee gobolka Togdheer Axmed Cumar X. Cabdilaahi uu Iska casilo xilka badhasaabka gobolkaas.

HALKAN KA DHEGAYSO:

Guuleed Daahir Samatar ayaa muddo toddobaadyo ah ku xidhnaa Saldhigga dhexe ee Booliska magaalada Hargeysa, ka dib markii bishii hore ay Saqdhexe Ciidammada RRU-da ee Booliska Somaliland saqdhexe ka soo qabteen Gurigiisa magaalada Burco, isla markaana lagu soo xidhay Xabsiga magaalada Berbera oo afar maalmood ka dib laga siidaayey, loona soo dhaadhiciyey Hargeysa oo markuu maalmo joogay haddana dib loogu xidhay.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories