Ciddidii Fiidmeerta! W/Q: Saddaam Carab
Geed wayn oo galool ah hoostiisa, goor casargaaban ah buu hoos kadaloobaa. Daabka gudinta uu dhowr geed ku soo malgay goordhawayd baa degta u...
Gar-naqso aad Garowshiiyo Heshide! – W/Q: Eng. Hussein Adan Igeh (Qayb I )
“Hadafka iyo Himilada ay ku qotonto Siyaasadda Arrimaha Dibedda ee Jam. Somaliland” “Gar-naqso aad Garowshiiyo Heshide! Waa Maqaal Taxane ah oo aynu ku falan-qayn doonno Amba-qaadka iyo Geeddi-socodka...
Prof. David Shinn oo ka hadlay Faa’iidada a Go’aamadii Istanbul, Macaamilka Somaliland ee Shirkadaha Caalamka iyo Danaha Turkiga ugu jira wada-hadallada
Washington (SLpost)- Safiirkii hore ee dalka Maraykanka u fadhi jiray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, David H. Shinn, ayaa iftiimiyey muhiimadda ay Somaliland...
“Somaliland maanta haddii ummadeedu ay tashatay oo ficil xorriyadeedii kula soo noqotay halgan dheerna ay u soo martay mid ay ka noqonayso iyo mid...
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu hogaaminayay oo ku sugnaa dalka Faransiiska, ayaa kulan la yeeshay jaalliyada reer...
HARGEYSA: Guddida Wanaag-farista iyo Wasaaradda Diinta iyo Aw-qaafta oo qab-qabtay Sixiroolayaal dhaqan-xumo ku aafeeyey Haween badan
Hargeysa (SLpost)- Guddida Wanaag farista iyo Wasaaradda Diinta iyo Aw-qaafta ayaa qab qabtay Sixiroolayaal aan haybtooda la garanayn oo dhaqan xumo iyo Diin la’aan...
“Cadawga Somaliland ee Dalka Guddihiisa Jooga, Ka Aamusnaanta Xukumadda iyo marti-gelinta Akeedamiyadddu Maaha wax la qaadan karo”
Hargeysa (SLpost)- Bulshada ku dhaqan caasimadda Hargeysa, gaar ahaan intooda ku hawlan adeegyada ururrada Bulshada, ayaa wax laga xumaado ku sifeeyey in xukuumadda iyo...
Dawladda Britain oo ku Hawlan Qorshe Lacagta Caydha ka Xanibaysa Ajaanib aan Ku Hadlin Luqada Ingiriisiga
London (SLpost)- Xukuumadda Ingiriiska ayaa ku hawlan qorshe soo-galootiga aan ku hadlin luqada Ingriisiga ee dalkaas ku nool ay kaga joojinayso lacagaha caydha (welfare...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

