HomeDalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta oo Marti-galinaya Shir loo qabanayo Somalia oo wejigiisii...

Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta oo Marti-galinaya Shir loo qabanayo Somalia oo wejigiisii hore Somaliland ka qayb-gashay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Dubai (SLpost)- Wadanka Imaaraadka Carabta magaaladiisa Dubai, ayaa marti gallin doonta kulanka Maalgashiga Soomaaliya ee sanadkan 2014-Ka oo la qorsheeyey inuu qabsoomo 6da  ilaa 7 Bisha April.

Golaha dhaqaalaha Soomaaliya (Somalia Economic Forum), ayaa la sheegay inuu gadh-wadeen ka noqon doono qaban qaabada iyo habsami u socodka shirka sanadkan  oo diirada lagu saari doono fursadaha ganacsi ee iyo sii xoojinta dib u dhiska Wadanka Soomaaliya.

somaliXukuumada Soomaaliya ayaa marar badan ku celcelisa sida ay uga go’an tahay xidhiidh wanaagsan oo ay la yeelato maalgashatada, wadamada warshadaha ku horumaray, ururada iyo hayadaha caalamiga ah iyo kuwa dowliga ahba.

In ka badan 250 madax ka socota shirkadaha waaweyn ee dawladaha iyo shirkadaha gaarka loo leeyahay, Maalgashadeyaal caalami ah iyo xeeldheerayaasha dhinaca ganacsiga, ayaa la rajaynayaa inay ka soo qayb gallaan kulanka Dubai, si ay uga qayb galaan doodaha maalgashi ee halkaas lagu yeelanayo.

Shirkii kan ka horeeyey ee Maalgashiga Soomaaliya (SIS) oo sanadkii 2013 bishii May lagu qabtay Magalada Nairobi ee caasimada wadanka Kenya, ayaa sidoo kale lagaga dooday hanaanka ugu wanaagsan ee loo maalgashan karo wadanka Soomaaliya.

Shirka sannadkii hore lagu qabtay Nairobi, ayaa xukuumadda Somaliland goob-joog ka ahayd iyada oo uu uga qayb-galay wasiirka Ganacsiga iyo Maal-gashiga Caalamiga ah ee Somaliland Dr Maxamed Saleebaan Cumar, iyada oo xukuumaddu markii hore sheegtay inaanay ka qayb-gali doonin shirkaasi isla markaana aanu khusayn, waxaanay arrintani si weyn u cambaareeyey axsaabta mucaaradka ah, haseyeeshee lama garan karo in Xukuumadda Somaliland doorkan ka qayb-gali doonto iyo in kale.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories