Monthly Archives: August, 2013

spot_imgspot_img

Ciidamada Ammaanka Hargeysa oo Saacado Kooban Xabsiga ku taxaabay Ciyaartoy Reer Jabuuti ah oo Dhar-qaadasho aan Habbooneyn Suuqa ku Dhexmaray

Hargeysa (SLpost)- Ciidamada booliska ee magaalada Hargeysa ayaa wakhti kooban  xidhay laba wiil oo ka tirsanaa koox kubada kolayga ah oo ka yimid dalka...

Madaxweynaha Somaliland oo soo shaaciyey Qodobbo dar-dargelinaya lagu Xakamaynta Cudurka Dilaaca ah HIV/AIDS

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa daboolka ka qaaday qodobbo lagaga hortago halista cudurka dilaaga ah ee HIV/AIDS, waxaanu ganacsatada...

Madaarka Hargeisa shaqo culus ayaa laga qabtay, shaqo ka sii culusina way u dhiman tahay!

Kamaan qaybgalin, goobjoogna maan ahayn, furitaankii Madaarka Caasimada Hargeisa uu xadhiga ka jaray Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo maalintii 17 Aug...

Shirkadda Dahabshiil oo markii u horreysay ka Hirgelisay Soaliland Xarun Fulinaysa Sarrifka Lacagaha oo Jumlad ah

Hargeysa (SLpost)- Qaybta sarrifka ee shirkadda Dahabshiil Group, ayaa markii ugu horreysay ka hirgelisay dalka Jamhuuriydda Somaliland xarun fulinaysa adeeg cusub sarrifka lacagaha ah,...

“Madaxweyaha ma caadadiiba inuu la daaho baaqa nabadeed iyo tacsidaba, mise waa ka garasho?” – Iid Jiciir

Hargeysa (SLpost)- Iid Jiciir Aw Axmed oo ka mida guddida sare ee Madasha Wadatashiga iyo toosinta qaranka Somaliland, ayaa ku dhaliilay madaxweynaha Somaliland Md.Axmed...

Dhibaatooyinka Hor taagan Dhaliinyarada Somaliland – W/Q: Mukhataar Cabdi Jaamac

Waxaan ku bilaabayaa magaca Illaahay. Dhalinyarada Somaliland maanta waxay utafa xayteen siday uheli lahaayeen aqoon iyo siday ukasban lahaayeen waxbarsho laxaadle waayo waxaa kuu cadaynaysa...

Haweenka iyo ilaalinta Muuqaalka/bilicda Wejiyadooda – W/Q: Ceelaabe

Midabka Wejiga iyo guud ahaan Sida ay u eeg tahay oogada maqaarka qofku ayaa dad badan u leh dareen qiimeyn.Erayada cunsuriyiin ama Dad xag...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img