Home“Madaxweyaha ma caadadiiba inuu la daaho baaqa nabadeed iyo tacsidaba, mise waa...

“Madaxweyaha ma caadadiiba inuu la daaho baaqa nabadeed iyo tacsidaba, mise waa ka garasho?” – Iid Jiciir

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

iid-jiciirHargeysa (SLpost)- Iid Jiciir Aw Axmed oo ka mida guddida sare ee Madasha Wadatashiga iyo toosinta qaranka Somaliland, ayaa ku dhaliilay madaxweynaha Somaliland Md.Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) inaanu baaq nabadeed iyo tacsi-toona u dirin labada beelood ee Walaaha ah ee dhawaan dirirtu ku dhexmartey deegaanka God-heeri oo u dhaxaysa Oog iyo degmadda Gar-adag, isla markaana waxa uu baaq nabadeed u direy labada beelood ee walaaha ah.

Iid Jiciir waxa uu sidaasi ku sheegay qoraal kooban oo uu caawa soo saarey, waxaanu qoraalkaasi u dhignaa sidan:

“Waxaan baaq nabadeed u dirayaa labada beelood ee walaalaha ah ee dirirtu ku dhexmartay dhawaan deegaanka God-heeri oo u dhaxaysa Oog iyo degmadda Gar-adag ee gobolka Saraar.Waxaan leeyahay dadkii ku dhintay dirartaasi samir iyo iimaan ha ka siiyo eheladoodii,intii ku dhaawacantayna ILAAHAY caafimaad sareecana ha siiyo. Walaalayaal wax danbe oo innaga dhintaa yaanu jirin, waayo dagaal wiil ayaa ku dhinta ee wiil kuma dhasho, markaa waxaan leeyahay caqliga saliimka ahi ha shaqeeyo”.

Waxa ayaan-daro ah inaanu madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo aan weli baaq nabadeed iyo tacsi-toona u dirin labada beelood ee dirirtu ku dhexmartay deegaanka God-heeri oo u dhaxaysa Oog iyo degmadda Gar-adag ee gobolka Saraar ee uu madaxweynaha u yahay,isla markaana aan si toosa ula hadal beelahaasi,inkasta oo uu u direy Wefti Wasiiro iyo Salaadiin isugu jiray.

Madaxweyaha ma cadadiiba inuu la daaho baaqa nabadeed iyo tacsidaba,mise waa ka garasho”.

Somalilandpost.net/Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories