BASHAAR AL ASAD: HITLARKII QARNIGA – Taariikhda Calawiyiinta, Caqiidooyinka Faasidka Ah Ee Aaminsan yihiin Iyo Halka Ay Salka Ku Hayso Cadaawaddoodu
In badan oo dadka ka mid ahi maanta waxa ay is waydiinayaan Shakhsiyadda Bashaar Al Asad, Calawiyiinta iyo sida ay u burburinayaan wadanka Suuriya...
Astaamaha Madaxweynaha Wanaagsan – W/Q: Prof. Mohamed Ahmed Farah Mattan (Jaafaa)
Culimada ku xeelka dheer Cilmi-nafsiga bulshada aadamiga ah, waxay xaqiijiyeen oo farta ku wada fiiqeen ;" Ahmiyadda Hoggaaminta iyo kaalinta ay ku leedahay dhismaha...
Gabowdee Guurtida ku Biir Qalinkii Libaan fagadhe
Qormadii 8aad DEELEY DAREENLEY RAG ALLOW MADOOXAA MA DILAACIYAA NABAR Waa markhaati madoon iyo muran reeb waa maalmo ina soo maray oo aynu milicsanayno waa manfac aynu leeney...
Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo Qorsheynaysa Nidaam Suurto-galinaya in Si deg-deg ah looga Jawaab-celiyo Khasaaraha ka Dhasha Shilalka Gaadiidka
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-Toosiye), ayaa ka hadlay khasaaraha ka dhasha shilalka waddooyinka iyo saamaynta ay dhibaatadoodu ku...
Natiijada Ciyaar Kubadda Koleyga ah oo Hargeysa ku Dhexmartay Naadiyada Jabuuti City Council iyo GAASHAAN
Hargeysa (SLpost)- Ciyaar Saaxiibtinimo ah, ayaa maanta gelinkii dambe garoonka Kubadda Koleyga ee Timocadde ku dhexmartay Kooxda Gaashaan ee Ciidanka Qaranka iyo koox ku...
Xukuumadda iyo Warshadleyda Somaliland oo kulan ballaahan ku gorfeeyey Caqabadaha la deriska noqday Warshadleyda Dalka
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaarada wershadaha Md Abiib Diiriye NuurIyo Agaasimaha Guud ee wasaaradaasi, ayaa maanta ka qayb galay, Kulan Guud oo ay isugu yimaadeen...
Cabsi laga qabo Hakad ku yimaadda baadhista Shidaalka gobolka Togdheer – W/Q: Maxamed A Ciise
Waxa beryahan gobolka togdheer ka taagnaa muran u dhexeeya shirkadaha shidaalka baadhaya iyo bulshada degaanka oo ka cabanaya in aan wax wada tashi ah...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

