Monthly Archives: August, 2013

spot_imgspot_img

Wasaaradda Beeraha Somaliland oo Guddoontay SIIDH Qiimihiisa lagu Qiyaasay in ka 2 Milyan oo Dollar

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Beeraha Somaliland Prof. Faarax Cilmi Geedoole, ayaa maanta la wareegay deeq Siidh ah oo isku Jirta Khudaar iyo Ubaxyo oo...

Madaxweynaha Somaliland iyo ku-xigeeenkiisa oo kulan ballaadhan la qaatay Wefti uu hoggaaminayo Garaadka Beesha FIQI-FULIYE

Hargeysa (SLpost)- Madaxwaynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo madaxwayne ku xigeenkiisa Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta si wada jir xarunta...

Maareeyaha Shirkadda Dahabshiil Group waxa uu u Hagar-Baxay U doodista Badbaadinta Xaquuqda iyo Xaqa Xawaaladaha Somaliland iyo Kuwa Soomaliya

Maareeyaha Shirkadda Dahabshiil Group Md.C/rashiid Maxamed Siciid waxa uu u Hagar Baxay U doodista Badbaadinta,Xaquuqda iyo Xaqa Xawaaladaha Somaliland iyo Kuwa Soomaliyaba Ee Aduunka. Maamulaha...

Hambalyo Dhalasho Farxadle (Yaasir Axmed Yuusuf )

Dhamaan maamulka iyo hawl wadeenada bahda shabakada caalamiga ah ee Somalilandpost meelkastoo ay joogaan waxay hambalyo dhalasho farxadle udirayaan Agaasimaha Guud ee shabakada caalamiga...

Xusni Mubaarak oo todobaadkan la filayo in Xorriyaddiisa loo soo Celiyo

Qaahira (SLpost)-Madaxweynahii hore ee dalka Masar, Maxamed Xusni Mubarak, ayaa la filayaa in xabsiga laga sii daayo todobaadkan, ka dib markii xeer-ilaalinta dalkaasi soo...

Hoggaanka HUBAAL oo Ka Hadlay Qaabkii xayiraadda Looga Qaaday iyo Qabyada Baadhista Kiiskii Weerarkooda

Hargeysa (SLpost)-Mas’uuliyiinta Wargeyska Madaxa-bannaan ee Hubaal ayaa maanta ka hadlay xayiraad-ka-qaadista lagu sameeyey wargeyska iyo arrimo kale oo la xidhiidha kiisas hore ugu dhacay oo aan...

Cadowgaaga Dhabta ah Garo

Markii ay rabshaduhu ka socdeen waddanka Kosofo (Kosovo), sanadihii sagaashanaadkii ayaa dawladaha waaweyn ee dunidu ka sameysteen saldhigyo waddanka Albaaaniya (Albania). Saldhigyadaa waxa lagu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img