Khasaaraha Dagaal laba beelood oo Walaalo ku dhex-maray Deegaanka Horufadhi ee Degmada Buuhoodle
Burco (SLpost)- Dagaal sababay khasaare dhimasho iyo Dhaawac isugu jira, ayaa deegaanka Horufadhi ee degmada Buuhoodle ku dhexmaray Laba beelood oo walaalo oo deegaankaas...
TOBAN HABEEN NOOLOW MIYAA?! – W/Q: Axmed- nasri daahir xuseen
Jiritaanka dadka ee qarni ka qarni wax uu ilaahey sabab uga dhigay taranka kaaso ku imanaya marka ay nolol qoysnimo wadaagan lab qof ooo...
Maanta Waa Maalinkaagii – W/Q: Cabdiraxmaan Cabdilaahi
Qofyahaw hadaad waabariisato ha sugin galabnimo,ogsoonaw maalintaad waabariisato waa maalintaadii dhab ahaantii intaad nooshahay waa maalin kaliya, ka yeel nolosha maalinkan maantadaad dhalatay ,maalinkaad...
Mid ka mid ah Bud-dhigayaashii Fanka Soomaalida oo Maanta Ku geeriyooday magaalada Burco iyo M/weyne ku-xigeenka oo tacsi u diray
Burco (SLpost)- Eebbe Naxariistii Janno ha ugu Deeqee waxa maanta magaalada Burco Marxuum Cismaan Maxamed Cabdikariim (Cismaan Gacanlow) oo ka mid ahaa budh-dhigayaashii fanka...
Somaliland oo ka mid noqotay Waddamada Badhtamaha iyo Bariga Afrika oo loo saadaaliyey Suuqa Cusub ee Wax-soo-saarka Shidaalka iyo Gaasta
Nairobi (SLpost)- Somaliland ayaa markii u horreysay ka mid noqotay waddamada la danaynayo Kheyraadkooda dihin, gaar ahaan Bariga Qaaradda Afrika oo lagu tilmaamay inuu...
Hargeysa: Dabley Hubaysan oo Xalay Weerartay Xarunta Wargeyska Madaxabannaan ee Hubaal iyo Mid ka mid ah oo Gacanta lagu dhigay
Hargeysa (SLpost)- Dabley Baaskoladu ku hubaysan, ayaa xalay si badheedh ah Weerar ugu qaaday Xarunta Wargeyska HUBAAL oo ka soo baxa magaalada Hargeysa. Ragga Weerarka...
MA WAX TARBAA MISE WAA WAXYEELO Qalinkii Liibaan Xaaji Fagadhe Qormadii 5aad
Waa hogol-tusaaleyn ,uhiilisa dadka loo awood sheegto,waa hub aan ka horgeynaayo qofkastoo ku howlan heyb kalsooc,waa holac lagu gubaayo dulmiga,waa mid hareer taagan halyeyga...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

