Monthly Archives: April, 2013

spot_imgspot_img

Maantana ma Jiitama iyo jidiin-caddaadkii – (Weerarkii Xarunta Wargeyska Hubaal) – Boobe Yuusuf Ducaale

“Dhaqan iyo hiddaa jiray,  Dheg la xeeriyaa tiil,  Dhaqashadu hal ma ahayn,  Dhiigna waa la huri jiray,  Dhumuc waa la ridi jiray,  Badna waa la dhuri jiray,  Guulna waa la...

MA WAX TARBAA MISE WAA WAXYEELO Qalinkii Liibaan Xaaji Fagadhe Qormadii 6aad

Waa hogol-tusaaleyn ,uhiilisa dadka loo awood sheegto,waa hub aan ka horgeynaayo qofkastoo ku howlan heyb kalsooc,waa holac lagu gubaayo dulmiga,waa mid hareer taagan halyeyga...

Jarriidada Washington Times oo warbixin Qoto-dheer ka Diyaariyey Hannaanka Maamul iyo Dimuqraadiyadda Somaliland

Washington  (SLpost)- Warbixin hay’ada CIA, ee 2013 ayaa lagu sheegay in Somaliland, oo bedkeedu dhan yahay isugeynta gobolada Virginia iyo West Virginia, ku naaloonayso...

Lix Qof oo ku Dhaawacmay Shil baabuur oo duleedka Yagoori iyo Laba Maxbuus oo uu danab ku qabsaday Saldhiga Boorama

Yagoori (SLpost)- Lix qof ayaa ku dhaawacmay Isku Dhac ka dhashay Laba Gaadhi oo ay Saarnaayeen waxaanu Shilkaasi ka dhacay Duleedka Magaalada Yagoori ee...

WASHINGTON: Madaxweyne Siilaanyo oo La Kulmay Madaxda Hay’adda Gar-gaarka Debedda Maraykanka ee USAID

Washington (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigiisa oo ku guda jira socdaalkooda dalka Maraykanka ayaa Maanta magaalada Waashinton kulan kula...

Taliyaha Booliska oo Ka hadlay Weerar Xalay Askar ka tirsan Ciidanka Boolisku u geysteen Xarunta Wargeyska Hubaal iyo Baadhitaanno ku Socda Cidda soo Maleegtay...

Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland Sarreeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa ka hadlay dhacdo xalay niman Hubaysan ku weerareen Xarunta Wargeyska Madaxa Banaan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img