Dahabshiil Partners with One of the World’s Leading Security Software Corporations
Dahabshiil, the largest African money transfer company, has agreed a deal with one of the world’s leading providers of software security services. The agreement will...
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo Tacsi u Diray Qoysaska Dadkii ku Naf-waayey Shil Baabuur oo gobolka Gabiley ka dhacay
Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland ahna Ku simaha Madaxweynaha JSL Mudane C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa caawa dhambaal tacsi ah u diray qoysaskii...
“Gabayga Wasiir Xirsi waa gabay siyaasadi ku jirto maahana gabay ka daacada ee dadka ayaa lagu mashquulinayaa, waana ayaan darro...
Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan umada reer Somaliland meelkasta oo ay joogaan iyo bahda saxaafada ee ku hawlan siday cidkasta oo somaliland ah u soo gaadhsiin lahaayeen dhacdooyinkii u dambeeyay ee dalka ka socday saacad saacad, iyo sikin sikinba . iyagoon ahayn dad faaido doona laakin u shaqayeeya si volunteer ah ama bilaasha .
DAAWO – Khasaaraha ka dhashay Shil Baabuur Maanta ka Dhacay Duleedka Magaalada Arabsiyo
Gabiley (SLpostl)- Shil dhimasho iyo dhaawac badan gaystay, ayaa maanta duhurnimadii ka dhacay Jidka u dhexeeya Magaalooyinka Hargeysa iyo Gabiley, gaar ahaan meel lagu...
Dartaa Magac Dumar, Mas Buu Igu Yahay! – Dhacdo Run Ah! (3aad) – W/Q: Yaasiin Axmed
Yaab, shaamareer, amakaag iyo dhabanno-hays ayaa dhashay kolkii la maqlay gabadh xaas ah xalaalna lagu qabay, oo ku kacday fal dibindaabyo ah inay hoosta...
Madaxweynaha Somaliland oo lagu Qaabiley Aqalka Golaha Senate-ka Maraykanka ee Capitol Hill (SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigii uu hoggaaminayey ee socdaalka Shaqo ku jooga dalka Maraykanka, ayaa xarunta Golaha Senate-ka ee Capitol Hill kula kulmay...
Somaliland oo Heshiis Shidaal-qodis ah la Gashay Shirkad Ka Diiwaan-gashan Dalka Norway iyo Goobta laga Qodayo
Washington (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa heshiis shidaal qodis iyo sahamin isugu jirta kula saxeexatay shirkad lagu magacaabo DNO oo laga leeyahay wadanka Norwey, balse...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

