Monthly Archives: March, 2013

spot_imgspot_img

XISAABYARIDA WASIIR XAABSADE IYO MOGANAANTA XILKIISA – W/Q: Yusuf Keyse A/laahi

Marka hore waxaan salaamaynaa dhamaan shacbiga jamuuriyadda Somaliland,sidoo kale waxaan salaamayaa saxaafadda madaxa banaan ee habeen iyo maalin u taagaan u shaqaynta dadkooda iyo...

Ciidamada Ilaalada Xeebaha Oo Qabtay Afar Doonyood Oo Ku Soo Xad-gudbay Biyaha Somaliland

Hargaysa (SLPOST): Ciidamada ilaalada xeebaha Somaliland ayaa habeen hore gacanta ku dhigay afar doonyood oo si sharci daro ah ku soo galay badda Somaliland,...

Yaa Bixiyay Magaca Xisbiga WADDANI? – Qalinkii Khadar Maxamed Faarax

Xisbiga WADDANI waxa uu ka mid yahay axsaabta qaran ee maanta jira. Xilligii hoggaanka WADDANI ka baxeen UCID ee ay wadeen hindisaha aasaaska urur-siyaasadeedka...

Kulmiye wuu karayaaye: Miyuu kabmayaa, korayaa, mise wuu kadmayaa? – Qalinka Boobe Yuusuf Ducaale ~ Qormada 3aad

Idaacaddaa ‘Sowtul Carab minal Qaahira’, waxay ka mid ahayd waxyaabihii ugu mudnaa ee dawladdii Ingiriiska ku dhaliyay in la furo laanta af Soomaaliga ee...

Maamulaha Madaarka Boorame oo sheegay inuu Dawladda Hoose Ka Horjoogo Dhulka Madaarka magaalada (DAAWO)

Boorame (SLpost)- Maamulaha Madaarka magaalada Borama ahna Isu-duwaha Wasaaradda Duulista Hawada ee gobollada Awdal iyo Selel Mustafe Maroodi, ayaa deyriyey xaaladda madaarka magaalada Boorama...

Taliyaha Guud ee Booliska oo Digniin u Jeediyey Dhalinyarada Rabshadaha Sameeya iyo Waalidiintood

Hargeysa (SLpost)- Taliyaha guud ee ciidanka Booliska Somaliland Sareeyo Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa digniin u diray dhalinyaro uu sheegay in koox -koox isugu...

Taxane ku Wejehan urur-siyaasadeedka Gaboodka ka dhigta Diinta iyo xidhiidhadooda caalamiga ah – (Qormadii 4aad)

Wax layidhi guyaal hore,  Bahal geed ismarisoo,  Maqlay gobol islaameed,  Wadaad gaasa bixiya raba,  Gadh intuu samaystay,  Kutub garabka soo sudhay,  Hadba dodob loo golay,  Oo gogol diiran loo gogol,  Galin qudha...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img