Monthly Archives: March, 2013

spot_imgspot_img

Roobabka Toddobka Oo Labadii Todobaad Ee U Dambeeyay ka tis-qaaday Gobolka Gabiley – WARBIXIN: Weriye Cabdikariim Muxumed Cadde (Qaamuus)

Roobka Toddobka loo yaqaano oo ah roobka da’a Aakhirka xilliga jiilaalka isla markaana ah roobka kala soora xiliyada guga iyo jiilaalka  ee ka horeeya...

“Todobadan mas’uul ee an hoos ku qorey waa kuwa ugu danbeynta mas’uulka ka ah masiirka dalku ku socdo”

Dhowr bilood ka hor, waxa hadal na dhex marey saaxiib taageere weyn u ah mid ka mid ah xisbiyada mucaaridka ah. Waxa uu eedeynayey Madaxweynaha iyo dawladda oo uu ku doodayey “mey aheyn in shirkii London ay dawladdu ka qeyb gasho” oo uu raaciyey hadalo kale oo eedeyn ah oo arrintaa la xidhiidha.

Kulmiye wuu karayaaye: Miyuu kabmayaa, korayaa, mise wuu kadmayaa? – Qalinka Boobe Yuusuf Ducaale ~ Qormada 2aad

Xisbiyadii lixdannadii jiray, Shirweynayaal ayaa jiray. Gole Dhexe iyo Guddi-fulineed ayaa jiray. Xil iyo awoodba waa la qaybsan jiray. Xilalkii beryahaa jiray ee aawanaa...

Gabiley: Gudoomiyaha Xisbiga kulmiye ee Gobolka oo ka hadlay maamul xumo baahsan oo ka jirta xafiiska dhulka ee Dawladda Hoose

Gabiley (SLpost)- Guddoomiyaha xisbiga kulmiye ee gobolka Gabiley Amiin Muuse Xirsi, ayaa golaha deegaanka degmada Gabiley, gaar ahaan xafiiska Maamulka Dhulka ku eedeeyey inay...

Dowladda Jabuuti oo Ingiriiska dacwad kaga furtay Ganacsade ay hore wadankeeda uga mustaafurisay

Jabuuti (SLpost)- Xukuumadda jabuuti ayaa Maxkamada Ganacsiga ee magaalada London dacwad kaga oogtay Cabdiraxmaan Boore oo ah ganacsade reer Jabuuti ah oo mastaafuris ugu...

Meydadka Laba Qof Oo Laga Helay Duleedka Magaalada Gabiley oo aan Wali Haybtooda la Aqoonsan

Gabiley (SLpost)- Waxa ilaa hadda booliska magaalada Gabiley wadaan baadhitaanka laba ruux oo maydkooda laga kala helay duleedka koonfureed  duleedka waqooyigalbeed ee magaalada gabiley,...

JOIN Field School: Unearthing Evidence of Barre-era War Crimes in Somaliland (Deadline to Apply is March 30!)

The Peruvian Forensic Anthropology Team (EPAF - epafperu.org), in partnership with the government of the self-declared Republic of Somaliland, completed the first phase of an...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img