HomeYaa Bixiyay Magaca Xisbiga WADDANI? - Qalinkii Khadar Maxamed Faarax

Yaa Bixiyay Magaca Xisbiga WADDANI? – Qalinkii Khadar Maxamed Faarax

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Xisbiga WADDANI waxa uu ka mid yahay axsaabta qaran ee maanta jira. Xilligii hoggaanka WADDANI ka baxeen UCID ee ay wadeen hindisaha aasaaska urur-siyaasadeedka ayaa waxa Hadhwanaag Hotel ku kulmay Maxamed Xasan Dirir (Xoghayaha Warfaafinta WADDANI) iyo Suxufi C/Raxmaan Cismaan Cumar (Xaaji). Dirir waxa uu u sheegay Xaaji in la alkumayo urur cusub, loona baahan yahay in loo magac-bixiyo, dad badanina hawsha ku jiraan, isaguna (Xaaji) uu dhankiisa ka dedaalo. Is-afgarad ayaa lagu gunaanaday.

xaji
Maalin dambe ayuu Suxufi C/Raxmaan Cismaan Cumar (Xaaji) diray 18 magac oo WADDANI ku jiro ayna ka mid ahaayeen Wadajir, Talawadaag, Ilsan, Aaya-talis, Hankaab, Hirad, Dayax iyo kuwo kale. Shirkii xulashada magacyada meelo kala duwan laga keenay waxa uu ka dhacay Kaah Hotel ee Hargeysa, waxaana lagu doortay magaca WADDANI oo uu bixiyay Suxufi C/Raxmaan Cismaan Cumar (Xaaji).
Mar dambe oo ku beegan kahor shirweynihii WADDANI  ayaa ay si gaar ah u kulmeen Guddoomiye iyo C/Raxmaan Maxamed C/Laahi Cirro, iyada oo qabanqaabada is-araggana ay gacan ka geysteen Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi) iyo Sayid-Cali C/Raxmaan Axmed….. Suxufi Xaaji waxa uu guddoomay abaal-marintii magaca uu bixiyay, waxaanay Guddoomiye Cirro ku ballameen in looga baahan yahay wax ka badan magac-bixin. Dabcan isaga oo  Suxufi C/Raxmaan Cismaan Cumar (Xaaji) ah Agaasimaha Somaliland Space Channel waxa uu door weyn ka geystay ololihii WADDANI ugu soo baxay Xisbiga Qaran..
Suxufi C/Raxmaan Cismaan Cumar (Xaaji) waa wiil dhallinyaro ah oo ku dhashay Gadar sannadkii 1991-kii, waxbarashadiisana ku qaatay Hargeysa, eeggana ka mid ah bahda saxaafadda Somaliland. Qaar badan oo ka mid ah hawlahan waan ogaa, ragga ku xusanna kuwo badan ayaan ka wareystay. Ugu dambayn waxa aan hambalyaynayaa saaxiibkay C/Raxmaan-Xaaji.
 
Khadar Maxamed Faarax
Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories