HomeMaamulaha Madaarka Boorame oo sheegay inuu Dawladda Hoose Ka Horjoogo Dhulka Madaarka...

Maamulaha Madaarka Boorame oo sheegay inuu Dawladda Hoose Ka Horjoogo Dhulka Madaarka magaalada (DAAWO)

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Boorame (SLpost)- Maamulaha Madaarka magaalada Borama ahna Isu-duwaha Wasaaradda Duulista Hawada ee gobollada Awdal iyo Selel Mustafe Maroodi, ayaa deyriyey xaaladda madaarka magaalada Boorama oo aan lahayn xayndaab ka sooca dhulka dadweynaha.

Mustafe oo Maanta warbaahinta ugu warramay magaalada Boorama, waxa uu sheegay inuu dhulka madaarka ka ilaaliyo Maamullladii isaga dambeeyey golaha deegaanka degmada Borama.

Isu-duwaha wasaaradda Duulista ee gobolada Awdal iyo Selel Mustafe, waxa uu qurbejogga gobolladaas ugu baaqay inay ka qayb-qaataan dhismaha madaarka oo aad u dayacan wakhtigan, “Anigoo ah isu-duwaha duulista iyo hawadda ee gobollada Awdal iyo Selel, waxaan u sheegaya qurbo-joogta iyo waxgaradka u dhashay gobolkan iyo Selel-ba inay wax ka qabtaan dayaca haysta madaarkoodii. Runbaan idiin sheegayaa, meeshan cid u maqan oo aan Illaahay ahayn iyo idinka ahayn ma jirto oo imika xataa uma hayo silig aan ku xidho, xadayntii madaarku wuu furan yahay oo dadweynaha qaarkood waxay aaminsanyihiin oo ay kala saari la’yihiin qaybaha uu madaarku u qaybsamo. Sida ay dadka kale madaarradooda u dhisteen, waxaan baaqa idiinku diray inaad wax ka soo qabsatan sida airpot-da kale,”ayuu yidhi.

Isu-duwuhu waxa kale oo sheegay inuu dhulka Madaarka Borama ka horjoogo maamulladii isaga dambeeyey Dawladda Hoose ee magaaladaas, “Maamulkan cusub ee deegaanka iyo kuwii hore, wixii ka sii hadhay (dhulka Madaarka) iyagaan meesha ka ilaaliyaa,” ayuu yidhi.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories