Monthly Archives: March, 2013

spot_imgspot_img

Xaafadaha Magaalada Hargeysa Qaarkood oo Gurmad Biyo-dhaamis ah laga Sameeyey

Hargeysa (SLpost)- Xaafado ka tirsan Degmooyinka Caasimadda Hargeysa, ayaa maanta laga sameeyey gurmad biyo-dhaamis ah wakhti ay curteen roobabkii Gu’ga. Wasaarada Macdanta iyo Biyaha oo...

HORNWATCH: Xad-gudubyada Qaramada Midoobay ku hayso dalka Somaliland iyo Shacbigiisu waa qaar mudan in la dhaleeceeyo

Gudiga Ilaalada Xuquuqda Aadamiga Geeska Afrika oo magacooda loo soo gaabiyo HornWatch kama aamusi karo xadgudubyada joogtada ah ee Qaramada Midoobay iyo qaar ka mid ah dawladaha xubnaha ka ahi sida joogtada ah uga galayaan xaqa aayo ka tashiga

Weftigii Madaxweyne Siilaanyo oo gaadhay Dalka isu-tagga imaaraadka (DAAWO SAWIRRO)

Abu Dhabi (SLpost)- Weftigii uu hoggaaminayey madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta ka degay garoonka diyaaradaha Magaalada Abu Dhabi ee dalka...

(Radio SLpost) – Madaxweyne Silaanyo oo faahfaahin ka bixiyey Ujeeddada Socdaalka Weftiga uu u hoggaamiyey Dalka Imaaraadka Carabta

Berbera (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa sheegay in Immaaradka Carabta ay ka wada-hadlidoonaan wax cusub, isla markaana  ay dalkaasi kala...

Carro Loogu Talogalay Dhismaha Waddada Wajaale oo Sababtay Isku Dhaca Laba Gaadhi iyo Caqabadaha Wakhtigan soo Wejahay Gaadiidleyda

Gabiley (SLpost)- Gaadhi basaska yaryar ah ee loo yaqaano Noohada iyo gaaadhi dhayne ah, ayaa caawa isku dhacay Jidka u dhexeeya Wajaale iyo kalbaydh. Isku...

Natiijada Kulan Qarsoodi ah oo Nairobi ku Dhexmaray Wufuud ka socota Somaliland iyo Maamul-goboleedka Puntland ee Somalia

Nairobi (SLpost)- Dawladda Somaliland iyo Maamul-goboleedka Puntland ee Somalia, ayaa magaalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya Iskula Qaatay Heshiis Iskaashi oo dhanka Ammaanka ah,...

Iran: Adduunka ayaan ka Tiri-tiri doonaa Yuhuudda hadday weerar nagu soo qaadaa.

Tehran (SLpost)- Hogaamiyaha diinta ee Iran, Ayatollah Seyyed Ali Khamenei ayaa ugu hanjabay dawladda  Yuhuudda inay adduunka ka masaxi doonaan  hadii ay weerar ku...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img