Xarunta Xuquuqal Insaanka oo Baaq u Jeedisay Maxkamadaha Ciidamada iyo Golaha Wakiillada oo uu horyaallo Xeer Awooddiisa Fulineed wel-wel laga Muujiyey
Hargeysa (SLpost)- Xarunta Xuquuqal Insaanka ee fadhigeedu yahay magaalada Hargeysa, ayaa wel-wel ka muujisay awoodda Maxkamadaha Ciidanku u leeyihiin inay ka garsooraan dacwadaha ka...
Haweenay Soomaaliyeed oo isu taagtay xilka Madaxweynaha Ururka Ganacsiga Adduunka (WTO)
Geneva (SLpost)- Haweenay Soomaaliyad ah una dhalatay dalka Kenya oo wakhtigan madax ka ah hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan deegaanka (UNEP) oo lagu magacaabo...
Sidee ayaynu ula dhaqannaa Da’yarteena? – Q.2aad ~ W/Q: C/raxmaan C/laahi
Ilmahaagu haddii uu qalad galo, qaabka aad uga saxaysaa waxa uu saamayn togan ama mid taban ku yeelanayaa shakhsiyadiisa, kalsoonidiisa iyo mustaqbalkiisa wax qabad. Ilmuhu...
Kulmiye wuu karayaaye: Miyuu kabmayaa, korayaa, mise wuu kadmayaa? – Qalinka Boobe Yuusuf Ducaale ~ Qormada 6aad
Alleylehe sawirkaa sawirkiisii ayaa taagan oo: “Kulmiyaa wedkii UDUB kanbalay, kaalay leeyahay.” Sawirku sawirkii u ekaa, maalmuhu maalmihii u ekaa, dhacdooyinku dhacdooyinkii u ekaa, wasaiirradu...
(DAAWO)- Raysalwasaare ku-xigeenka Dalka Imaaraadka Carabta oo Qaabiley Madaxweyne Siilaanyo iyo Qodobbada laga wada hadlay
Abu Dhabi (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud iyo weftigii uu hoggaaminayey oo ku gudo-jira Hawlaha shaqo ee Safarkii ay ku tageen dalka...
Maayar Ku-Xigeenkii Hore ee Burco oo Beeniyey Inuu Muqdisho Xil U Doontay, Sheegayna Inuu Hawlo Ganacsi U Tagay
Hargeysa (SLpost)- Maayar ku xigeenkii hore ee Magaaladda Burco Axmed Cabdi Falay ayaa beeniyey inuu xil u doontay Magaaladda Muqdisho ee dalka Somaaliya, waxaanu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

