Go’aankii Madaxweynaha Somaliland ee Qaadacaadda Shirka London, Miyaa la soo dhaweeyey Mise waa laga diiday?
Marka hore waxaan salamayaa dhamaan akhristayaasha iyo websityada Somaliland dhamaantood. Marka xigta waxaa mahad leh Allaha wayn ee ina abuuray. Waxaa aan doonayaa oo aan...
Somaliland: Qaran Dib u Qiimeyn u Baahan – W/Q: Fouad Abdisalam
Waxaa laga joogaa mudo ka badan labaatan sano markii aynu xornimadeeni dib ula soo noqoney dhisaneyna qaran madax banaan oo isku duuban lehna astaamaha dhameystiran ee qaran lagu qiimeeyo sida ciidan qaran, xuduudo sugan, maamul kala danbeeya oo kala duwan iyo heykal dhan oo dowladnimo, waxeynu mudadaas dhisaney qaran ku yaal mandaqad aan xasilooneyn oo ay ka jiraan nabad galeyo xumo iyo duufaano siyaasadeed oo isbedel badan taas oo inagu (Somaliland) aynu noqoney xidig ifeysa oo ku caan baxdey nabad gelyo iyo deganansho siyaasadeed.
Dhimashadii Neelam – W/Q: Ceelaabe
Ujeeddada loo Dhisaayo Guriga ama Guurka loo Qabsado Ayaa ah in la helo Awlaad iyo Duriyad ama Caruur ku Abtirsata Magacaaga.Dadka Aduunyada wakhtigan ku...
Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA oo Warbixin Qiimayn ah ka Diyaariyey Doorashadii Dalka Jabuuti
Hargeysa (SLpost)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA oo ka mid ahaa goob joogayaashii caalamiga ahaa ee ka qayb galay doorashadii baarlamaanka ee dalka Jabuutiti...
Heshiisyada Somaliland iyo Somaliya Kala Saxeexanayaan Ka hor Inta aaney Shir Wada Yeelan
Hawl kasta oo lagu dhaqaaqayaa xeer ayay leedahay. Xeerarkaasi waxa dhici karta inu yahay wax la isla yaqaan oo ama dhaqan ku saleysan ama...
Kulmiye wuu karayaaye: Miyuu kabmayaa, korayaa, mise wuu kadmayaa? – Qalinka Boobe Yuusuf Ducaale ~ Q. 4aad iyo 5aad
Shirweynayaasha SNM waxa ka qayb-geli 151 ergey, kii lixaad oo 314 ergey ka qayb-galeen mooyaan e’. Golaha Dhexe wuxu ahaan jiray 1/3 tirada ergooyinka...
Guddoomiyaha Komishanka Maamul-wanaaga iyo la-dagaalanka Musuqa oo ka deyriyey awoodda Hawl-galka hay’addaas
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Komiishanka Maamul-wanaaga iyo la-dagaalanka Musuq-maasuqa Md Axmed Muxumud Madar, ayaa ka deyriyey awoodda waxqabadka hay’addaas uu madaxda ka yahay, isaga oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

