Monthly Archives: March, 2013

spot_imgspot_img

Weftigii ka socday Xukuumadda Dhexe ee ku gudo-jiray Waan-waanta Beelaha Walaalaha ah oo maanta Gaadhay Degmada Xariirad

Borame (SLpost)- Wasiirka wasaaradda Gaashaan dhiga Md Axmed Xaji Cali Cadami iyo wafti uu hogaminayo ayaa maanta gaadhay  degmada xariirad ee gobolka salal  socdaalkaas  ...

Fadeexado ka soo If-baxay Doorka Telefishanka Qaranka ee tebinta Wararka Weftiga Madaxweynaha oo sababay in laysku Shaandheeyo Madax-waaxeedyada Qaarkood

Hargeysa (SLpost)- Qaabka telefishanka Qaranku maalmihii u dambeeyey u soo gudbinayey Socdaalka weftiga madaxweynaha ee dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, ayaa sababay isbeddel lagu sameeyey...

WAR-GELIN: Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga KULMIYE

Xoghayaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye wuxuu ku war-galinayaa dhamaan Xubnaha Golaha Dhexe ee Xisbiga KULMIYE inay kasoo qayb galaan Shirkii Golaha Dhexe ee...

Kulmiye wuu karayaaye: Miyuu kabmayaa, korayaa, mise wuu kadmayaa? – Qalinka Boobe Yuusuf Ducaale ~ Qormooyinka 7aad iyo 8aad

Beryaha go’aankaa la gaadhayo ama la qaadanayaba, waxaan ka tirsanaa Golaha Wasiirrada. Waxaan xusuustaa maalin Madaxdii xisbiga Kulmiye nala soo fadhiisteen kulankii Golaha Wasiirrada...

Gobanimow! Yaa Ku Garan Kara? – W/Q: Prof Cabdisalaan Yaasiin

Xilligan ay Somaliland marayso, ee aynu ka hadlayno madaxbanaanida Somaliland ama madaxbanaanida iyo gobanimada (independence and sovereignty) Somaliland, waxa isweydiin mudan, gobanimadu maxay tahay?...

MEHER WACAN: Muxiyadiin Sh. Cabdiraxmaan (Tiyaabo) iyo Muna Cabdiraxmaan X. Cali

Wasiirka Madaxtooyada JSL  Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL, Mudane Xasan Cabdi Madar Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarta, Cayaaraha iyo Dalxiiska, Cali Siciid Raygal Af-hayeenka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img