Monthly Archives: March, 2013

spot_imgspot_img

Shir Beeleed Lagu Kala Reebayo Murashaxiin Oo Wajigiisii Koowaad Lagu Qabtay Hargeysa

Hargeysa (SLpost) - Odayaasha iyo waxgaradka beelaha Hargeysa iyo Gabiley (Jibriil Abokor iyo Xuseen Abokor), ayaa shir beeleed ay isugu yimaadeen ku gaadhay go’aan...

‘Hooyo, Maxaa Lagu Diley?’ ‘Hooyo, Garaad La’aawayaal aan Ugaraabeyn Maatidooda ayaa Laayey’

Bulsho ayaa badhaadhe iyo reyn reyn nololeed gasha marka ay isu naxariistaan, Indhawaale waxaa kusoo badanaayey geyiga Somalidu degto, dilalka qorsheysan iyo kuwo badheedhka ah...

Prof. Cabdisalaam Yaasiin oo Madaxweynaha ku bogaadiyey Mawqifkiisa Shirka London, talooyin dhaxal-gal ahna u jeediyey

Hargeysa (SLpost)- Prof Cabdisalaam Yaasiin oo ka mid ah aqoonyahannada Somaliland, ayaa ku taageeray madaxweynaha go’aanka uu ku shaaciyey inaanay xukuumaddiisa ka qayb-geli doonin...

Kulmiye wuu karayaaye: Miyuu kabmayaa, korayaa, mise wuu kadmayaa? – Qalinka Boobe Yuusuf Ducaale ~ Qormada 1aad

‘Tabaaragga’ iyo Tiirka ‘Bir’ ah…….Waa tusbax kale…….waa taxanaheennii oo tufkii iyo taxliishiiba wata…….Tummaati inagu soo maqan ayaynu ka sii tabaabushaysanaynaa si aanay inoo taf-wareemin…….Si...

Maanso Cusub (DUUR XUL) Erayadii Abwaan barkhad yare

abwaan barkhad yare maansadan waxa uu kaga hadlayaa in fanka somaaliyeed aan loo adeegsan qaab qabiil leeyaheyna qiime iyo milge loogu talogale waxaanu yidhi     Dayac...

Murashax ay Walaalo yihiin Hoggaamiyaha ugu Awoodda Badan Adduunka oo ku guul-darraystay Doorashadii Kenya

Nairobi (SLpost)- Malik Obama oo ah nin ay xaga aabo ka walaalo yihiin madaxweynaha wadanka ugu Awoodda iyo dhaqaalaha badan  dunida ee Maraykanka Mr...

Madaxweyne Ku-xigeenka oo furay Mashruuc 350 Qoys Guryo loogu Dhisayo

Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan CabdiLaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta ka qayb galay bilowga Mashruuc guryo loogu dhisayo 350 qoys oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img