Xukuumadda oo Mar kale iftiimisay Mawqifka ay ka Qaadatay Shirka London
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa marka kale caddaysay mawqifkeeda ku wejehan shirka Bisha Shanaad ee Sannadkan Soomaalida loogu qabanayo magaalada London. Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Md...
HARGEYSA STADIUM OO SI HABSAMI AH UGA SOCDA GAROONKA KOOBKII LOOGU MAGAC DARAY DHIIRIGALINTA DHALINYARADDA SOMALILAND
Hargeysa (SLpost) waxa si habsami ah uga socda garoonka hargeysa stadium koobkii loogu magac daray koobka dhiirigalinta dhalinyaradda somaliland koobkan oo in muddo ahba...
JAAMAC SHABEEL OO JAWAAB KA BIXIYAY DHALIILO XISBIGA WADDANI U JEEDIYAY MADAXWEYNE SIILAANYO
Hargaysa(SLpost) Guddoomiyaha Golaha dhexe ee Xisbiga talada haya ee Kulmiye Md. Jaamac Ismaaciil Cigge (Jaamac Shabeel), ayaa sheegay in go’aankii uu madaxwaynaha Somaliland Md....
Xabsiga Maraykanku u adeegsado Jidh-dilka oo ee Guantanamo Bay oo Xaaladdii ugu Liidatay ku sugan iyo Maxaabiis tiro badan oo Cuntada ka soontay
New York (SLpost)- Xabsiga Guantanamo Bay ee Maraykanku ku leeyahay dalka Cuba isla markaana ay ku xidhan yihiin Maxaabiis badankoodu dhalasho ahaan ka jeedaan...
Wasiir Caddaani oo Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ku Eedeeyay inuu ka Baayac mushtaraynaayo Shirka Lodon
Hargeysa (SLpost)-Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Maaliyada Somaliland. Cismaan Cabdilaahi Saxaradiid (Cadaani), ayaa Xisbiga Waddani ku Eedeeyay inay ka baayac mushtareynayaan shirka London, isaga oo sheegay inaanu...
Xisbiga Kulmiye oo soo Bandhigay Sababaha keenay Dib-udhaca Shirweynahooda, Wakhti kalena u Muddeeyey
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Muxaafadka ah ee Kulmiye, ayaa kulan ay maanta isugu yimaaddeen xarunta Xisbiga ee Magaalada Hargeysa ku muddeeyey wakhtiga laga qabanayo Shirweynaha...
Noocyada iyo Miisaanka Garta Soomaalida – W/Q: Cali Coomay
Garta marka la bilaabayo ee la soo wada fadhiisto goobta gartu ka dhacayso, guddiga garta qaadaysaa waxay marka hore su’aal weydiiyaan ninka muduciga ah( ka wax tirsanaya), waxaan lagu odhanayaa “ma adigaa wax tirsanaya” haa markuu yidhaa, waxa hadana la weydiinayaa “ ma ka samraysaa waxa aad tirsanayso amma ma u dulqaadanaysaa”
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

