Home‘Hooyo, Maxaa Lagu Diley?’ ‘Hooyo, Garaad La’aawayaal aan Ugaraabeyn Maatidooda ayaa Laayey’

‘Hooyo, Maxaa Lagu Diley?’ ‘Hooyo, Garaad La’aawayaal aan Ugaraabeyn Maatidooda ayaa Laayey’

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Xamse SuldanBulsho ayaa badhaadhe iyo reyn reyn nololeed gasha marka ay isu naxariistaan,

Indhawaale waxaa kusoo badanaayey geyiga Somalidu degto, dilalka qorsheysan iyo kuwo badheedhka ah ee lagula kacaayo maati aan waxba galabsan, iyadda oo aad moodo inaynu nahay bulsho aad unasiib darran oo aan unaxeyn, dadkeeda jilicsan, waagii baryaba waxaad maqleysaa warar dhiilo iyo murugo xambaarsan, oo sheegaaya hebel waa ladiley, heblaayo waa lakufsadey, waa laqarxiyey, policekaa toogtey, iwm.

Kasoo biloow Somalida Kenya degta waad arkaysaa dhibta haysata xeryaha qaxoontiga, hantidoodii ayaa ladhacayaa waa laleynayaa, waad arkaysaa Somalia waxaa kataagen in hilbihii caruurta, haweenka, dhalinyarta, iyo waayeelku daadsanyihiin wadooyinka, Culimadii waa laleynayaa, shacabkii policka ayaa laynaaya, maatida ayaa ah dadka ugu nugul bulshadda halkii ay ahayd in garab lasiiyo waxaa bedaalkoodii  uu noqdey in dhiiga dhegta loo darro, lafaro xumeeyo, maalkoodii la dhaco, mayse ahayn inay dhibtan mutaystaan, dhamaanteen walaalo ayaynu nahay Dhiig, Af, Midab, iyo Dhaqanba wadaaga ineynu gacmaha is qabsano, horumarkana kawadda shaqeyno, birma geydada gacan-siino ayaa inala gudboon,

Xamse Suldaan Aadan Faarax

Hargeisa

00252 2 4427272

Xamsesuldan@gmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories