HomeMurashax ay Walaalo yihiin Hoggaamiyaha ugu Awoodda Badan Adduunka oo ku guul-darraystay...

Murashax ay Walaalo yihiin Hoggaamiyaha ugu Awoodda Badan Adduunka oo ku guul-darraystay Doorashadii Kenya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Nairobi (SLpost)- Malik Obama oo ah nin ay xaga aabo ka walaalo yihiin madaxweynaha wadanka ugu Awoodda iyo dhaqaalaha badan  dunida ee Maraykanka Mr Barak Obama, ayaa kamid noqday ragga codadka ugu tirada yar ka helay doorashadii dhawaan ka dhacday wadanka Kenya.

Malik Obama oo 54 sanno jir ah isuna sharraxay badhasaabnimada gobolka uu ku nool yahay ee Siaya oo ku yaala Galbeedka Kenya,  ayaa helay 2792 cod oo kaliya, taas oo ka hoosaysa 140,000 codadka uu helay Murashaxa ku guulaysata guddoomiyaha gobolka Siaya.

malikMurashaxan jooga iyo jimidhka isku darsaday, wuxuu ku faanayay inuu la dhashay madaxweynaha Maraykanka oo uu tilmaamay inuu xidhiidh toos ah la leeyahay aqalka cad ee looga arrimiyo USA, isaga oo olole ku galay inay u dhib yartahay sidii uu taageero uu ku horumariyo gobolka uga helli lahaa.

“Sidee dadkaygu ugu koobnaan karaan xidhiidhka gudaha, iyagoo heli kara xidhiidhka tooska ah ee Aqalka Cad,” ayaa kamid ahaa hadaladii Malik ee wakhtigii ololaha.

Halku-dhegyada uu u isticmaalayay ololihii doorashada ayaa waxaa kamid ahaa, “Obama halkana waa joogaa, halkaasna (Maraykan) waa jooga.”.

Haseyeeshee, Malib Obama oo doorashada ku galay murashax madax-bannaan, ayaa ku eedeeyey gudigii doorashooyinka Kenya in la musuqay oo wax isdaba marin baahsani ka dhacday qaabkii tirinta codadka doorashada.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories