Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

Roobab ka da’ay deegaamo ka tirsan gobolka Selel iyo Mucaawimo Jabuuti ka timi oo laga qaybiyey Gobolkaas

Saylac (SLpost)- Raxmaadka Eebbe  ayaa habeen hore ka da’ay Deegaamo ka tirsan Gobolka Selel oo ka mid ah Gobolada ay abaarta xooggani ka taagnayd,...

DENBIILEYAASHA DAGAALKA IYO DIBU-HESHIINTA SOMAALIDA – W/Q: Axmed Maxamed Diiriye (Toorno)

Marxuum Maxamuud  Maxamed Diirye (Kamas), oo isagoo naftu ka sii KHIIKH leedahay ay baadi doon ku heleen dadkii la socday ee rasaastii Ciidanka Faqashtu gees...

SHEEKO KALE KEEN: Raxan Gaagaab ah – W/Q: Prof. Cabdisalaam Yaasiin

Qoraaga Carbeed ee caanka ah ee la yidhaa “Al-Jaxid”, oo uu kutubtiisa ka mid yahay kitaabka canka ah ee la yidhaa “Al-Bukhalaa”, ayaa sheeko...

Guddoomiyaha Gobolka Saaxil oo Suxuufiyiinta ka hawl-gala gobolkaas ugu hanjabay inaanay ka hawl-galayn haddii aanay isaga ruqsad ka haysan

Berbera (SLpost)-Guddoomiyaha Gobolka Saaxil Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa sheegay inuu ruqsad iyo liisan ku soo rogi doono Suxufiyiinta ka hawl-gala magaalo-madaxda gobolka Saaxil...

Burco: Wasiirka Warfaafinta oo ka qayb-galay Munaasibad lagu shaaciyey Maktabadda Wareegta oo laga hirgelinayo

Burco (SLpost)- Wasiirka wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland Md. Cabdi Yuusuf Ducaale (Boobe) oo socdaal shaqo ku jooga Gobolka Togdheer, ayaa maanta ka qayb...

Telefishanka ROYAL oo Kaalmo Lacageed Gaadhsiiyay Qoys Afar Qof oo Ka Mid ahi Qabaan Xanuunka Dhimirka

Hargeysa (SLpost) – Suxufiyiin ka tirsan Telefishanka madaxa-bannaan ee Royal, ayaa deeq  lacageed gaadhsiiyay qoys dan yar oo   ay ka waalan yihiin 4 wiil, kuwaasoo xalaadooda nololeed laga dayrinayay. Kaalmadan...

Idaacadda Cusub ee Radio Hargeysa oo Rakibaaddeeda maanta la bilaabay

Hargeysa (SLpost)- Hawsha Rakibaadda Idaacadda Cusub ee Radio Hargaysa ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabantay Xarunta Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyigelinta. Waxaa ugu horayn halkaasi...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img