Maxkamaddda Gobolka Hargeysa oo Boqor Buurmadow ku riday Xukun hal Sanno ah
Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Goboka Maroodi-jeex ayaa go’aan ka gaadhay ku dhawaaqida Dacwada Boqor Cismaan Aw Maxamud Buurmadow waxaanay ku riday xukun hal sanno oo...
Bandhigga Adeegyada Dahabshiil Group ee Carwada Ganacsiga Somaliland iyo Maareeyaha Guud oo Tilmaamay
Hargeysa (SLpostl)-Dahabshiil Group oo ka mid ah shirkadaha ka qaybgalaya carwada 2-aad ee ganacsiga Somaliland oo maanta ka furantay huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, ayaa halkaasi ku soo bandhigay adeegyo muhiim ah oo dadweynaha loogu talogalay.
Wasiirka waxbarashadda oo noqotay qof Gu’ba Gows u soo baxay!- W/Q:Khadar Jaamac Dirir
Marka hore dhamaantiin waan idin salaamaya, marka xigta haddii aan u soo noqdo maqalkayga.Maantintu waa khamiis waxaan ku beegan nahay xarunta Wasaaradda Waxbarashadda oo...
News
Somaliland: 12 military officers graduate from Ethiopia’s Defence College
Twelve cadets with special military engineering skills will join the Somaliland national armed forces this week after graduating from a defense college in neighbouring Ethiopia.
SOLJA oo Cambaareeyay Cabudhinta iyo Cago-jugleynta Guddoomiyaha Gobolka Saaxil ku hayo Saxaafadda
Hargeysa (SLpost)- Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa si adag u cambaareeyay dhaqamada iyo tallaabooyinka caga-juglaynta ah ee Guddoomiyaha Gobolka Saaxil Maxamuud Cali (Ramaax)...
Mudanayaasha Golaha Wakiiladda oo loo qaybiyey lifaaqa heshiisyaddii dhexmaray Somaliland iyo Somalia
Hargeysa(SLpost)- Fadhiggii maanta oo shirgudoominayay guddoomiye ku-xigaanka 2-aad ee golah Wakiiladda Somaliland , ayaa mudanayaasha loogu qabiyey lifaaqa uu ka kooban yahay heshiisyadii ay...
Ama Arin-keen Ama Aqbal-keen – W/Q: Cabdirisaaq Askar
Marka laga yimaad dhacdooyinkii lama illaawaanka ahaa ee Taliskii Siyaad Bare ee ay kamid ka ahaayeen MORGAN IYO GAANI dhaxalsiiyeen Shacabka Somaliland, waxa u sii dheeraa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

