HomeIdaacadda Cusub ee Radio Hargeysa oo Rakibaaddeeda maanta la bilaabay

Idaacadda Cusub ee Radio Hargeysa oo Rakibaaddeeda maanta la bilaabay

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Hawsha Rakibaadda Idaacadda Cusub ee Radio Hargaysa ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabantay Xarunta Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyigelinta.

Waxaa ugu horayn halkaasi ka hadlay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta Cabdirashiid Jibriil Yuusuf waxaanu sheegay in si rasmi ah ay u bilaabantay rakibaada idaacadan oo ay awoodeedu badan tahay isla markaana wada gaadhaysa dalka Somaliland guud ahaantii iyo dalalka kale ee Mandaqada .

blankAgaasimaha Guud waxa uu u mahad celiyay Xukuumada uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo dadaal xoogan u gashay sidii dalku u heli lahaa idaacad ay shacabku inta badan u oomanaayeen, waxaa kale oo uu u mahad celiyay Kambaniga laga soo iibiyay idaacadan.

Agaasimaha Waaxda Farsamada Axmed Saleeban Weyne,iyo La taliyaha  Wasiirka Warfaafinta  Maxamed Maxamud Xasan Mijir ayaa sharaxaad ka bixiyay awooda idaacadan oo dhan 100KW, iyo Mudada ay ku dhamaan doonto rakibaadeedu.

Mas’uul ku hadlayay shirkada Brothers Trading Company oo ah tii Qandaraaska keenista ku guulaystay ayaa shaaciyay in rakibaada idaacadu ay ku dhamaanayso mudo afartan cisho ah.

Sidoo kale Agaasimaha idaacada Radio Hargaysa Siciid Aadan Cige ayaa ka waramay Qiimaha ay idaacadani u yeelan doonto Qaranka .

Geesta kale waxaa iyana halkaasi ka hadlay Agaasimaha Telefishanka Qaranka Axmed Saleebaan Dhuxul oo sheegay in maanta muuqato in laga midho-dhaliyay ballan-qaadkii xukuumada talada haysa.

SLpost News/Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories