Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

Kitaabkii Qur’aanka ee ugu Xajmi Weynaa oo lagu soo bandhigay Magaalada Kabul ee Afghanistan (SAWIRRO)

Kabul, 13 January, 2012 (SLpost)- Kutubta Qur’aaka kii ugu xajmi weynaa caalamka ayaa shalay dhammaystirkiisa lagu soo bandhigay xarun ku taala magaalada Kabul ee...

Reer Sanaag Oo Luqadii Ugu Adkayd Kula Hadlay Gaboose

Waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan warbaahinta madaxa banan gaar ahaan shabakadaha oo runtii meel muhiim ah kaga jira isla markaasna soo gudbiya afkaarta dadweynaha...

Marxuum Aadan Mire Waqaf oo si heer qaran ah maanta loo Aasay iyo Hadalladii Masuuliyinta Qaranka

Hargeysa, 12 January, 2012 (SLpost)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi "Cirro" oo uu weheliyo Ku-xigeenka 1aad Cabdicasiis Maxamed Samaale iyo Gudoomiyayaasha Xisbiyada...

Qaayla dhaantii qaranimada Somaliland – Qalinkii Sacad Maxamuud Gadhle

Qodaaljoog iyo qurbajooguba Laba weeyi qiraal ah In ay qaybka yihiin Qarankan manta aan joogno Qormo aay ku kulmeena Salaam qiimalahoo Qalbi saafiyi dhiibay Qosolna ay kudareen Qaxwihiina la raacshay Waxay soo qadimeen Kaftan...

Qormaynta Qalinka: Madaxweyne Soo Ka Dalkii Fagmay!

Muddooyinkii ugu danbeeyey waxa lagu hawllanaa qorsheyaal siyaasadeed iyo kuwo diblamaasiyadeed oo lagu hagardaamaynayo dabarrada iyo dawladnimada lagu midaysan yahay ee Somaliland. Iyada oo...

Marin-Habowga Maskaxeed Ee Dhallinyarrada!!!

Ummad wali ba waxay ku faantaa aqoonta iyo kartida ay leedahay dhalinyarteedu (Human Resource), mustaqbalka bulsho ama waddan kasta na waxaa laga saadaaliyaa firfircoonida...

Iskuduwaha Wasaarada Dib u Dajinta Somaliland ee Gobolada Awdal iyo Salal oo Sheegay Inay Xaalad Ba’an Ku Sugan yihiin Dadka Abaaruhu Saameynta Kuyeesheen ee...

Gabiley, 11 January, 2012 (SLpost)- Iskuduwaha Wasaarada Dib u Dejinta Somaliland ee Gobolada Awdal iyo Salal C/qaadir Muuse Warsame (Aw Farxaan) oo ku sugnaa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img