Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

Hargeysa: Xukuumadda oo mar kaliya Xabsiga ku Gurtay Wariyeyaashii ugu tirada badnaa abid

 Hargeysa, 15 January, 2012 (SLpost)- Waxaa Goor dhoweyd xabsiga lagu guray weriyaashi u badnaa abid ee la xidho hal maalin iyo isku wakhti, weriyaashan...

Ciidamada Qaranka oo la wareegay gacan-ku-haynta magaalada Buuhoodle

Buuhoodle, 15 January, 2012 (SLpost)- Ciidamada Qaranka ayaa saaka abbaaro 7:15 la wareegay magaalada Buuhoodle oo ay ku sugnaayeen maleeshiyo nabad-diid oo ka soo...

Daahir Rayaale Oo Gaashaanka ku dhuftay Xil-ka- qaadistii Ku-simaha Xoghayaha Guud ee UDUB

Paris, 15 January 2012 (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UDUB Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa gaashaanka ku dhuftay go’aan Guddoomiye ku-xigeenka Xisbigaasi Md....

Wefti Ka Socda Macadka Caalamiga ah oo Dimqraadiyadda ka shaqeeya oo Maanta Somaliland Soo Gaadhay

Hargeysa, 14 January, 2012 (SLpost)- Wefti ka socda machadka caalamiga ah ee Innovation Democracy oo fadhigiisu yahay California (USA), ayaa maanta soo gaadhay Somaliland. Weftigan...

Xukuumadda Albaabada u xidhay Xarumaha Telefishanka HCTV ee Hargeysa

Hargeysa, 14 January, 2012 (SLpost)– Xukuumadda Somaliland ayaa Goor dhawayd xilli ku beegan 7:20 PM albaabada u xidhay xarunta Guud iyo Xarunta maamulka ee...

Madaxweyne Siilaanyo oo khudbad Aragtiyo kala duwan laga bixiyey u jeediyey Golayaasha Baarlamanka

Hargeysa, 14 January, 2012 (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta khudbad sanadeedkiisii u jeediyey Mudaneyaasha gole-weynaha Baarlamaanka (Golaha Wakiiladda iyo...

Somaliland oo ka hadashay Xubno isku sheegay Hoggaanka Awdal State oo Muqdisho lagu soo dhaweeyey

Hargeysa, 14 January, 2012 (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay xubno sheegtay inay isugu jiraan Madaxweynaha wax loogu yeedhay Awdal State iyo xubno la...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img