HomeQaayla dhaantii qaranimada Somaliland - Qalinkii Sacad Maxamuud Gadhle

Qaayla dhaantii qaranimada Somaliland – Qalinkii Sacad Maxamuud Gadhle

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Qodaaljoog iyo qurbajooguba

Laba weeyi qiraal ah

In ay qaybka yihiin

Qarankan manta aan joogno

Qormo aay ku kulmeena

Salaam qiimalahoo

Qalbi saafiyi dhiibay

Qosolna ay kudareen

Qaxwihiina la raacshay

Waxay soo qadimeen

Kaftan qaayo lohoo

Taladii qarankeeniyo quruskeena ku saabsan

Qodaaljoog habeenkii xalay ahaa warwar iyo walaac kamaan seexan sobobtoo ah dhulkii Somaliland ayaa maamul goboleed lagaga dhex dhawaaqay kuwo qurba joogii reer awdal ahaana xamar bay ka dageen hurdaba iima soo bixin.

 Qurba joog .qodaalow siyaasada hoose ayaynu isku diidanahay oo muxaafid iyo mucaarad ku kala nahee qaranimada Somaliland xagayga waa lama taabtaan dibad wareega reer awdal waxba sheegi mayaan waa koox yaroo balaayo aloos ah oo abtiyaashay xajiimaynaysa ee madaxwayne siiranyo shirka taleex muxuu ka damcay

qodaaljoog  malaha badhasaabyadaa uu eryay ayuu kaga jawaabay shirkaa qaran dumiska ah

qurba joog  qaranimada Somaliland iyo jiritaankeeda waxay ku timid rabitaanka dadwaynaha Somaliland oo dhan alle ha u naxariistee abwaankii timacade tix kamid ah xigmadii u ka tegay  tix ka mid ah[gaada hashaan gaada waynow libaax uga gaboon waayay. in aan goroyo cawl uga tagaa, waa wax soo gudhay]

qodaaljoog  badhasaabkii sanaag shirkii taleexbaa laga raacay badhasaabka gabilayna aqoonyahan waayo arag ah buu ahaa cilmiga badaha iyo maraakiibta ku taqaqusee ma dacwadii masuulkan balaygii alaybaday iibin jiray baa laga raacay kolayse waa sunaha maamulka dawliga ah isku bedelka masuuliyiintu balse maantana gabaygan iga dhagayso

[maansadaan rikibay ee rabigu maanka garansiiyay

Ruqsadii abwaankaan heloo

Raystay waayadane

Raganimo abaalkii lagu yiqiin

Raadshay sanadkaase

Raadcaan xaqiiqada ugaloo

mudaan raaci ka ahaaye

rakaab kii kulmiyoo dhan haday laba ka roonaatay

raasamalkii taageeradaa lumoo raajacaad malehe

dacwadaan rasiimiyay ee

raadiyuhu faafshay

 taladaan rogrogay een maalmo ku rafaaday

riyo weeyi noloshuba hadaan

runta loo hogaansamine

rahu wuxuu dhawaaqaa markuu roobku

uriyaaye

baabuurkuna haduu riinkajaro

reenka laga waaye

ribidhada Somaliland loo daadshay

ee la nagu riixaayo

rabitaanka shacabigaan ogoo

rasmigu waa guule

wufuudan raacba raac ku xigee

nala rafiiqaysa

maskaxdii raabuqdaa wataa xamar

urooraysa

xamartaa ruqatay hadii riyaalo  loo doontay

habaarkii sheekhay rarteen sidii ruux an garanaayo

ruug cadagii aan doorteen raarta sare saaray

riyaalaba ma dhaamee rayidku yuu eersan

rikoodhkii  codkaygaana dhalay ruuntan talinaysa

reernana ma qaateen wuxuu raaskan ku sameeyay

reenka dadwaynahaan maqloo raali laga waaye

ruxankuna waa badan yehee intaanay rarada soo dhaafin

taladaasna waan radiyay markaan soo rogaal celiyo

rafkaa waxa noogu wacan ruufadkaan galaye

raafka badhasabadii galiyo ricidhkan soo taagan

rafashada wadaadkii goluhu wuxuu godobo

ruuqruuqay

rajada iyo hankiisii saw ruufka kuma laalin

raxantan caanaha cabtee ramadka loo maalo

rooshoomo midhoo’ rucub rucub u soo muuqda

riiraxyaan ka qaadaa kuwaa raqaya maalkiiye

rasaasbaan u soo qaatay iyo rayfalkaan dhigaye

rajiimkana waxa lagadidaa markaay taladu reeroowdo

waa xigmadii qodaaljoog.sacad x’maxamuud gadhle; 4669910

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories