HomeKitaabkii Qur’aanka ee ugu Xajmi Weynaa oo lagu soo bandhigay Magaalada Kabul...

Kitaabkii Qur’aanka ee ugu Xajmi Weynaa oo lagu soo bandhigay Magaalada Kabul ee Afghanistan (SAWIRRO)

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Kabul, 13 January, 2012 (SLpost)- Kutubta Qur’aaka kii ugu xajmi weynaa caalamka ayaa shalay dhammaystirkiisa lagu soo bandhigay xarun ku taala magaalada Kabul ee dalka Afghanistan.

blankKitaabkan oo xajmigiisu yahay 7 fuudh (228 Sentimitri) oo dherer ah iyo 10 fuudh (310 Sentimitir) oo ballac ah ayaa ka kooban 218 bog isla markaana lagu sameeyey 30 nashqadood oo kala duwan, ayaa dhamaystirkiisu qaatay muddo shan sannadood ah.

blankMunaasibadda lagu soo bandhigay kitaabka oo lagu soo bandhigay masxaf ka Hakim Nasir Khusraw Balkhi, wax aka soo qayb-galay culimo faro badan iyo masuuliyiin dawladda ka tirsan. Waxaana mashuuracan maal-geliyey Alhaj Syed Mansoor Naderi oo ah hoggaamiyaha dariiqada Ismaaciiliya ee Mahdabka Shiicada dalka  Afghanistan.

blankNashqadeeyaha sameeyey muuqaalka Quruxda badan ee Kitaabka lagu Xardhay, Mohammad Saber Yaqoti Hussaini  iyo Ardaydiisa, ayaa hawshooda bilaabay sannadkii 2004 wakhtigaas oo labadii sanno ee ugu horreyey ay si joogto uga shaqaynayeen nashqadaynta ku habboon.

Waxa indhaha dadka soo jiitay in 30 Jus ee Kitaabka Qur’aanka lagu sameeyey 30 nashqadood oo kala duwan, waxaana ay hawsha ka faraxasheen bishii September ee sannadkii 2009.

blankWadaadka maal-galiyey mashruuca oo ka hadlay munaasibadda bandhiggiisa, Mansoor Naderi, waxa uu dhammaystirkiisa ku sheegay guul u soo hoyatay dalka Afghanistan iyo dhammaan Muslimiinta ku nool Caalamka.

Somalilandpost.net

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories