Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

Wefti ka socda Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA oo Borama gaadhay iyo Weriye kale oo xabsiga loo taxaabay

Hargeisa, 11 January, 2012 (SLpost)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa cambaareeyay xadhigga Weriye Maxamed Cumar oo ah Weriyaha Wargeyska Saxafi uga soo warama...

Wasiirka Qorsheynta oo Guddiga Joogtada ah ee Wakiillada u soo bandhigay waxqabadka u qabsoomay iyo Qorshayaasha Sannadka cusub

Hargeysa, 10 January, 2012 (SLpost)- Wasiirka wasaarada qorshaynta qaranka Dr.Sacad Cali Shire ayaa maanta uga waramay Gudida joogtada ah ee Golaha Wakiilada hawlaha waxqabad...

Natiijada Kulan albaabadu u xidhan yihiin oo Madaxweyne Siilaanyo iyo Wasiirka Maaliyaddu ku Qaabileen Ganacsato Cashuur ka cabanaysa

Hargeysa, 10 January, 2012 (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, ayaa saaka Qasriga madaxtooyada ku qaabilay labaataneeyo xubnood oo ka wakiil ahaa ganacsatada beryahanba ka cabanaysay...

Hamaansigu waxa uu saameeyaa maskaxda

Qubanaha Somalilandpost Haddii kulaylka madaxaagu xad-dhaaf noqdo, waxa dhici karta inaad hammaansi bilowdo markiiba, sida lagu sheegay daraasad cusub oo lagu ogaaday sababaha aasaasiga ah...

Go’aamo Lid ku ah Qaranimada Somaliland oo ka soo baxay Shir-beeleedka Taleex

Taleex, 10 January, 2012 (SLpost)- Shirkii dhowaanahanba degmada Taleex ee gobolka Sool ee Somaliland uga socday Beelaha Dhulbahante ayaa la sheegay inay maanta Ergooyinka...

Gabay: Gadhka iyo Bidaartaa Nin Deyay, Geesi Kugu Sheegye!

Weli kala rayi ma noqoteen maamul gacanta ku haya goob aad ka shaqayso? Ma isku fahmi weydeen arrimo aad ku kala aragti duwan tihiin?

Maamulka Haamaha Shidaalka Berbera oo ka hadlay Wax-qabadkooda iyo Qorshaha wax-qabad ee mustaqbal

Berbera, 10 January, 2012 (SLpost)- Maamulka haamaha Keydka shiidaalka ee Berbera ayaa ka warramay wax-qabadkiisa intii uu maamulka haamaha Keydka shiidalka hayay tan iyo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img