Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

Wefti Ballaadhan Oo Uu Hogaaminayo Ku-simaha Guddoomiyaha Xisbiga UDUB Oo Boqolaal Ka Mid Ah Taageerayaasha Xisbigu Si Weyn Ugu Soo Dhaweeyeen Magaalada Berbera

Berbera, 06 February, 2012 (SLpost)- Kusimaha guddoomiyaha Xisbiga UDUB ahna guddoomiye kuxigeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee UDUB Md.Axmed Yuusuf Yaasin iyo Wefti balaadhan oo...

“Qolyaha Doonaya In UDUB Habaasku Liqo. UDUB intaa Way Ka Weyn Tahay Oo Iminkaba Wadahadallo Way socdaan. Wax La Yidhaa Laba Garab Ma Jiraan,”...

Hargeysa, 06 February, 2012 (SLpost)-Ku-simaha Guddoomiyaha UDUB ahna guddoomiye kuxigeenka Xisbiga Md. Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa sheegay inay wada hadalo socdaan ku waajahan khilaafkii...

Madaxweyne Siilaanyo oo Maanta safar ku tagay Ethiopia kana hadlay Ujeeddada kulan uu la yeelanayo Raysalwasaare Meles Zenawi

Hargeysa, 06 February, 2012 (SLpost)- Madaxweynaha somaliland ayaa maanta safar hal maalin qaadin doona ku tagay wadanka aynu jaarka nahay ee Ethiopia, waxaana madaxweynaha...

Ogeysiis:D​hammaan Qurba jooga ka soo jeeda Tog-wajaal​e,Geed-bal​laadh & nawaaxigee​da

Bismillaahi Raxamani Raxiim, Walaalyaal meel aad joogtaanbba waxaan idinku salaamayaa salaanta islaamka, Asalamu calaykum waraxmAtu laahi wabarakaatu. Rabbigeen tabaaraka watacalaa,wuxuu in badan Quraanka Kariimka ah ku...

Yaa harageedii nagaga celiya? – Qaybtii 1aad

(Taariikhaha  5 Feb iyo  23 Feb iyo shaqsiyaadka xilka ummadda  xilligan  hayaba ,waxay ahaan doonaa qaar  ay shacabka reer Somaliland xasuusandoonaan,wanaag iyo xumaan hadba...

Beesha Ayuub oo bayaan culus ku faaqiday xaaladda dalka, Tallooyin-na u soo jeediyay Xukuumadda

Hargeysa, 05 February, 2012 (SLpost)- Beesha Ayuub ayaa bayaan culus ka soo saaray shir beeshaasi muddo laba maalmood ah uga socday degmada Sayla-bari ee...

Gole-weynaha Baarlamanka Somaliland oo ogolaaday in laga qayb-galo shirka London, wax-ka-beddelna ku sameeyey Xeer hore u jiray

Hargeysa, 05 Feb, 2012 (Ogaal)- Golayaasha labada aqal ee Baarlamanka (Guurtida iyo Wakiillada) Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta si aqlabiyad ah ku ogolaaday in xukuumaddu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img