Dawladda Ingiriiska oo Shaacisay Fursadaha Somaliland uga bannaan Shirka London iyo Sababta ku soo beegtay in wakhtigan Shir loo qabto Soomaalida
Nairobi, 05 February, 2012 (SLpost)- Wasiirka dawladda Ingiriiska u qaabbilsan arrimaha Afrika, Henry Bellingham, ayaa faahfaahin ka bixiyey muhiimadda uu Somaliland u leeyahay shirka...
Ruushka iyo Shiinaha oo Awoodda VETO ku hor joogsaday qaraar ka dhan ah Suuriya
New York, 05 February 2012 (SLpost)- Dalalka Ruushka iyo Shiinaha ayaa gaashaanka ku dhuftay qaraar Golaha Amaanka la soo dhigay oo ay dabada ka...
Borama: Khasaaraha ka dhashay Dab qabsaday Laba Kaalmood oo shidaal iyo maamulka degmada oo ka hadlay
Borama, 04 February, 2012 (SLpost)- Laba kaalmood oo kuwa Shiidaalka lagu iibiyo ah kuna yaala agagaarka dugsiga hoose dhexe ee Sheekh Cabdiraxmaan ee Magaalada...
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Sanaag iyo wefti uu hoggaaminayo oo Socdaal xaqiiqo raadin ah ku maraya Deegaannada gobolkaas
Ceerigaabo, 04 February, 2012 (SLpost)- Gusdoomiyaha Gobolka Sanaag Aaden Diiriye Cigaal iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa goor dhawayd gaadhay deegaanka dogoble ee gobolka Sanaag...
Madaxweyne Siilaanyo oo ka qayb-galka Shirka London talo-wadaag kala yeeshay Xildhibaannada labada Gole, madax-dhaqameedka, Ururrada Arrimaha Bulshada iyo Ururrada siyaasadda (SAWIRRO)
Hargeysa, 04 Feb 2012, (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa kulamo gooni-gooni ah Qasriga madaxtooyada kula yeeshay Goleyaasha Baarlamanka, Qaar ka mid...
Ogaysiis: Shirka Telephone-ka ee Qurbajoogga Somaliland, Fadlan ka soo qayb gala.
Waxa dhamaan qurba jooga Somaliland la ogaysiinayaa meelkasta oo ay joogaan inay ka soo qayb galaan shir telephone (conference call) oo ay qabanayso Dawlada...
MEHER WACAN: Muxyadiin Axmed Jibriil iyo Ayaan Cabdi Xuseen
Aabo Axmed Jibril Qaalib,Hooyo Deeqa Nuux Bulxan,Adeero Carab Jibril Qaalib, Adeero Mahdi Jibril Qaalib,Adeero Abdi Jibril Qaalib,Edo Maryan Jibril Qaalib,Edo faadumo Jibril Qaalib,Abtiyo A/raxman...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

