Maleeshiyada deegaamada Buuhoodle oo Saaka soo weeraray ciidamada Qaranka, Tirada Tiknikada iyo Maxaabiista laga qabtay, Ciidanka oo Buuhoodle la wareegay iyo Dagaalka oo weli...
Buuhoodle, 08 January, 2012 (SLpost)- Kooxaha Maleeshiyada isku urursatay deegaanka Buuhoodle ayaa saaka abbaaro 5:00 subaxnimo weerar ku soo qaaday Ciidamada Qaranka ee ku...
Xubnaha mucaaridka ah ee UDUB oo naqdiyey Safar Axmed Yuusuf Yaasiin iyo Wefti la socdaa ku marayaan gobollada Bari
Hargeysa, 07 Feb, 2012 (SLpost)- Xubno ka mid ah Guddida Fulinta ee Xisbiga mucaaridka ah ee UDUB oo khilaaf hadheeyey tan iyo bilawgii sannadkan,...
Cadowga Somaliland Laab La Kace, Lugo se kuma Taagna!
Bahal Iga da’a weynoo Dad cun ahi ma joogee Ma Dididee Hargoolow Ha igu tumin Durbaanada Iyo Daasaaha Madhan Isku baydh Dad qalatooy “Abwaan Hadraawi” Marba haddii ay maqlaan Shir...
Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigiisii oo maanta la Kulmay Raysal- wasaaraha Itoobiya iyo Nuxurka Qodobbo laysla Qaatay + SAWIRRO
Addis Ababa, 07 February, 2012 (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftiga uu hogaaminayo ee ku sugan Dalka Ethiopia ayaa maanta kulan la yeeshay...
Machadka Faafinta Diinta Islaamka oo Xarunta Agoomaha Hargeysa gaadhsiiyey 200 oo kursi
Hargeysa, 07 February, 2012 (SLpost)- Machadka Faafinta Diinta Islaamka, ayaa deeq qalab ah oo dhan laba boqol (200) oo Kursi, shalay gaadhsiiyey xarunta Agoomaha...
Urur-siyaasadeedka WADANI oo soo dhaweeye Wiil dhalinyaro ah oo Beesha Gabooye u soo xushay Musharrax
Hargeysa, 07 February, 2012 (SLpost) Urur-siyaasadeedka WADANI, ayaa xalay Xaflad soo dhawayn ah u qabtay mid ka mida Beelaha reer Somaliland ee deggan gobolka...
Kulan lagu xoojinayo joojinta Gudniinka Fircooniga ah oo Hargeysa lagu qabtay iyo Wasiirka Cadaaladda oo ku hanjabay inay Maxkamad la tiigsanayaan ciddii ka dhego...
Hargeysa, 06 February, 2012 (SLpost)- Kulan lagu xoojinayo ololaha joojinta Gudniinka Fircooniga ah oo ay ka soo qayb-galeen xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Somaliland...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

