HomeYaa harageedii nagaga celiya? - Qaybtii 1aad

Yaa harageedii nagaga celiya? – Qaybtii 1aad

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

(Taariikhaha  5 Feb iyo  23 Feb iyo shaqsiyaadka xilka ummadda  xilligan  hayaba ,waxay ahaan doonaa qaar  ay shacabka reer Somaliland xasuusandoonaan,wanaag iyo xumaan hadba kay ku xasuusan doonaana  ILLAHAY ayuun baa og)

ku soodhowaada  akhristayaal  qoraalo taxa ah ,oo aan u bixiyey “Yaaharageeda nagaga celiya”.  Cinwaanka  aan u bixiyey qoraaladan waa hal ku dhig Soomaaliyeed oo beri hore  la yidhi, laakiin asal ahaan halku dheganiwuxuu ahaa “ Yaa harageeda igaga celiya”,balse aniga ayaa u bedelay “Yaaharageeda nagaga celiya”  “waa lagayaabaa in aad maqashay  amase in aadfahanto”,sababtii loo yidhi hal ku dhegaas  iyo wixii loola jeedayba.haddiise aadan hore u maqal amase aadan fahminula jeedada , dib ayaan kuugu macneyn doonaa,saababtii ay odhaahdaasi ku timid iyo waxa aan anigu ula jeedaba.

Inta aanqoraaladan wado waxaan  dib u yaramilicsan doonaa taariikh la soo maray,waxaan markhaati u soo qaadan doonaahadlo ay yidhaahdeen madax reer Soomaaliya iyo reer  Somaliland ah,kuwaas oo la odhan karo runtiiaad iyo aad ayey u kala fogaayeen macno ahaan iyo ujeedo ahaanba,sidoo kalewaxaan idiin soo dul xaadin doonaa qoraalo aan hore u qoray .kuwaas oo aan isleeyahay maanta ayey taagantahay wixii aan  xilli hore ka siiqalinayey,nin baa laga hayaa “Dhaaxaan jalaadee   dhegbaan jalaq la ii siin dheh”

Inta aanqoraalada wado waxaan idin xasuusin doonaa “sida ay 21-sanadoodba isu bedeshotaariikhda Soomaalidu,waa wax jira in uu marka 21 sanadood buuxsanto in uuxidhmo wejigii hore ee xaalada ay Soomaalidu ku jirtay,waxaana bilowadaweji/taariikh cusub dhib iyo dheef ka leedahayn ILLAHAY ayuun baa og.

Inta aanqoraaladan wado waxaan isku deyayaa in aan idiin sheego ,sida aan u fahansanahay   erayada ay ka mid  Somaliland –Soomaaliya—Soomaali—MidnimadaSoomaaliya iyo Soomaaliweyn,Federalka Soomaaliya iyo waxa loola jeedo ,yaafederaalka noqonya.Runtii dad badan ayey iskaga qaldan yihiin,xataa waxayiskaga qaldan yihiin rag badan oo Siyaasiyiin iyo aqoon yahaniin sheeganaya,oomarka ay erayadaa ku dhawaaqayaan   uadeegsada si aad iyo aad uga fag macnaha erayadaasi leeyiin,balse aad moodo indano kooban oo keliya  ay ku fushanayaan.

Qaybaha ugudambeeya ee qoraaladan waxaan si muq leh ugu eegi doonaa xaalada ay xilligan kusugan tahay Somaliland ,waxaa  si gaar ahisu dul taagi doonaa Siyaasada gudaha iyo dibada ee Somaliland,waxaan si aangabasho lahayn uga hadli doonaa “ciwaanada ay ka mid yihiin ,DimuqraatiyadaSomaliland, bilowgii  kala qaybsankiishacabka reer Somaliland(soo bilowday 2003), fara gelintii   ugu horeysay eeSomaliland Siyaasadeeda lagu sameeyo iyo cidii ka masuulka ahayd, Vote qasaaray(26 Juun 2010 Somaliland ka dhacay)  iyociwaano kale oo badan oo aanan halkan ku soo wada koobi  Karin.

Hadal iyodhamaan inta qoraaladi socdaan, waxaan mar kasta dib idin xasuusin doonaaerayo  qaali ah   oo ay hore u yidhaahdeen  Siyaasiyiin,Abwaano,aqoon yahano iyo waxgaradkale oo kala duwan, loona baahan yahay in dib xasuusto.

Xusuus:-

“Qof caashaq ayeynu naqaanaa” “Weli inta aynu meelfadhiisanay ma isweydiinay  maxaa  inoo dan ah? “Way howl yar tahay sida la idiin karbaashaa”  “ dan la iima dooran ee ILLAHAY ayaa iiqoray”—–Erayadaa waxaa  KhayridaHargeysa ka yidhi  ILLAHAY  NAXARIISTI JANO HA SIIYEE Madaxweynihii  hore ee Somaliland Md.Maxamed X.IbrahimCigaal.

“ Wada dhegaysohaddii aad jeceshay, ka eeg shabakada Halbeegnews.net amase youtube.

ALLAA  MAHAD LEH

QalinkiiAbdi M.Saleiman(Mingiste)

Political  Analyst

abdi_saleiman@hotmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories