HomeBeesha Ayuub oo bayaan culus ku faaqiday xaaladda dalka, Tallooyin-na u soo...

Beesha Ayuub oo bayaan culus ku faaqiday xaaladda dalka, Tallooyin-na u soo jeediyay Xukuumadda

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, 05 February, 2012 (SLpost)- Beesha Ayuub ayaa bayaan culus ka soo saaray shir beeshaasi muddo laba maalmood ah uga socday degmada Sayla-bari ee gobolka Hawd, kaasi oo ay ku faaqideen xaalada siyaasadeed ee dalka.

Bayaanka laga soo saaray gunaanadkii shir-beeleedkaasi oo ay ku saxeexnaayeen Suldaan  Daahir Suldaan Aamin Faarax   iyo   Boqor Xuseen Cali Kaahin  wuxuu u dhignaa sidan:-

“Ka dib kulan daneed oo ay beesha Ayuub ku yeelatay  Degamada Sayla wax yaabihii ka soo baxay waxaa ka mid ah:

1. Beeshu waxay ugu baaqaysaa Bulshada Somaliland inay ilaashadaan adkaystaana  nabadgalyada ay ku caana maaleen

2. Beeshu waxay ugu baaqaysaa  Beesha Buuhoodle iyo Sool  in ay nabadu cidwalba dan u tahay (dagaalkana will baa ku dhintee wiil kuma dhasho, sidaa darteed  waa inay nabada qaataan xila iska saaraan ku wada noolaanshaha gayi nabdoon si loo suuragaliyo horumarinta arrimaha bulshada iyo kaabayaasha dhaqaalaha  taageeraana  gogosha nabadeed ee loo fidiyay aqbalaana  baaqyada nabadeed ee Beelaha  Somaliland.

3. Gooni  isu  taaga Somaliland waxaa  go’aamiyay Shacbi weynaha Somaliland oo ugu codeeyay  in ka badan 97% cidkalana uma fura,  go’ aan ka gaadhista Masiirka ummada Somaliland hore u suntatay. sidaa darteed waxaan  u soo jeedinaynaa Shacbi weynaha Somaliland:

a) Inay qayb ka noqdaan ka midho dhalinta Suurta galinta Dawlad caalamku aqoonsan yahay

b) Sugida xuduuda Qaranka Somaliland

c) Teegeerista dadaalka xukuumadu ugu jirto helista aqoonsi dhamaytiran oo aan caalamka intiisa kale ka helno

d) Joojinta ficilada/Erayada qadafka ku ah Qaranka Jamhuuriyada Somaliland

e) Sidoo kale waxay Beeshu  usoo jeedinaysaa   Xukuumada JSL inay  ka qayb gasho miiskasta oo wadahadal  si ay Bulshada caalamka u gaadhsiiso qodabada dastuuriga ah iyo dareenka shacbiga Somaliland ee k u salaysan madaxbanaanida  iyo Qaranimadooda .

f)  Waxaan  ku taageeraynaa  xukumada xisbulxaakimka Kulmiye  inay ka qaybgasho shirka London iyo shirka kasta oo danaha Somaliland ku jrito si ay uga midho dhaliso barmaamujkii umadu kalsoonida ku siisay kana qayb galaan Astaanta Qarankaq JSL.

Baaqan waxaa si guud usoo saaray Ergadii ka soo qayb  gashay Shir balaadhan oo ay Beesha Ayuub ugu ducaynaysay Beesha, Xukumada JSL  iyo Shacbiweynaha Somaliland oo ka dhacay Dagmada Sayla  2nd -3rd,   February, 2012.”

 Weriye Cumar Maxamed Faarax

cumarmfaarax@hotmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories