Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

Dadku Waa Gobe , Waayahaa Gabay! – By Cabdiftaax Sh. Nuux Jaamac

Tuugsiga adoon baran Habka loo badbaadiyo Sida laysku bixin karo Garashada ka soo baadh. Abees Aan soo qaato qalinka iyo warqada si aan waxoogaa uga idhaahdo qiso ka...

DOORKA SHIRKADDA CASRIGA AH EE SOMTEL IYO ADEEGYADA BULSHADA – Warmurtiyeedka Xafiiska Xidhiidhka Dadweynaha

Hargaysa, 10 February, 2012 (SLpost)-Shirkadda isgaadhsiinta casriga ah ee SOMTEL waxay ka mid tahay shirkadaha ka farcama Dahabshiil Group waxayna cagaha isku taagtey sannadkii...

DEG-DEG: Madaxweyne Siilaanyo oo Xilalkii ka qaaday Taliyihii iyo Abaanduulihii Ciidamada Qaranka, Masuuliyiin Cusub-na Magacaabay

Hargeysa, 09 January, 2012 (SLpost)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta xilkii ka qaaday taliyihii guud ee ciidamada qaranka Md. Maxamed Xasan Cabdillaahi...

Xafiiska Dhalinyarada Urur-siyaasadeedka WADANI Ee Hargeysa Oo Maanta Si Rasmiya Xadhigga Looga Jara

Hargeysa, 09 February, 2012 (SLpost)- Guddoomiyaha urur-siyaasadeedka WADANI ahna guddoomiyaha golaha Wakiillada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ayaa maanta xadhiga ka jaray xafiiska...

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Siilaanyo oo maanta dalka dib ugu soo laabtay

Hargeysa Feb 08,2012(qurbejoog.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud “”Siilaanyo” Weftigii  uu hogaaminayay ee socdaalka ugu maqnaa wadanka aynu deriska nahay ee Itoobiya ayaa...

Wasiirka Gaashaan-dhigga oo ka hadlay weerarro Laba-geesood ah oo lagu soo qaaday Ciidamada Qaranka iyo tirada Maxaabiis iyo Gaadiid laga qabtay Malleeshiyada

Hargeysa, 08 February, 2012 (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami  ayaa ka hadlay dagaal gaadmo ah oo fadhiisimada ciidamada Qaranka ee...

Baaq ku Socda Qurbajoogga JSL ee UK iyo Europe Guud ahaan – Guddoomiyaha Wakaaladda Qurbejoogga

Qurbajoogga JSL ee dunida ku baahsani waxay taaariikhda dalkooda JSL ku galeen taageerada hiil iyo hooba ay la garab taaganyihiin hiigsiga horumar buuxa, aaya...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img