Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

Shir-guddoonka Wakiilada oo si kulul uga jawaabay eedaymo loo jeediyey Golahooda, kana hadlay arrimo badan oo Qaranka khuseeya

Hargeysa, 04 March, 2012 (SLpost)- Guddoomiye Ku xigeenka koowaad ee Golaha Wakiiladda Somaliland Md. Cabdicasiis Maxamed Samaalle, ayaa gaashaanka ku dhuftay wax uu ugu...

Xarunta Gargaar ee Xawaaladda Dahabshiil oo Dib-u-habeyn Casri ah lagu Sameeyey iyo Adeeggyo Cusub oo loo kordhiyay

Hargeysa, 04 March, 2012 (SLpost)- Xarunta dhexe ee xawaaladda shirkadda Dahabshiil ee magaalada Hargeysa, ayaa lagu sameeyey dib-u-habayn casir ah iyo adeegyo cusub oo...

Khadra Xaaji Gaydh: Shakhsi ka soo baxday hawsheeda oo ku suntanaan doonta taariikhda Gabiley

Dagmadaan ku noolahay Nin dillaala mooyee Nin daryeel yidhaahdaa Duli buu ka qoran yahay. Daba Taxan: Abwaan Gaariye Aduunyadan aan ku nool nahay waxaa la isku qadariyaa oo la...

Golaha Wakiillada oo guda-galay naaqishaadda odoros-miisaaniyadeedka 2012 iyo wakhtiga wasiirka Maaliyaddu hor imanayo oo la muddeeyey

Hargeysa, 03 March, 2012 (SLpost)- Golaha Wakiilada ee Somaliland ayaa fadhigoodii Maanta waxaa loogu qaybiyay Odoroska Miisaniyada Qaranka ee Sannadkan 2012-ka kadib markii ay...

“Somaliland gudaheeda waanu ogolnahay wixii wax tirsanaya, laakiin qolo leh waanu ka madaxbannaanahay wadahadal lama galayno” – Madaxweyne Siilaanyo

Hargeysa, 03 March, 2012 (SLpost)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa ka hadlay qaabka ay Somaliland wada-hadal ula yeelan karto Soomaaliya haddiiba ay...

Madaxweyne Obama oo sheegay inaanu Maraykanku Aqbalayn Hub Nukliyeer ah oo Iiraan yeelato, kana hadlay weerar dalkaas lagu qaado

Washington, 03 March, 2012 (SLpost)- Madaxweynaha Maraykanka Barak Obama ayaa Waraysi uu Maanta siiyay wargayska lagu magacaabo Atlantic Magazine ee ka soo baxa Wadanka Kanada, ayaa...

Wasaaradda Duulista oo heshiis dib loogu habaynayo Madaarka Hargeysa la gashay Shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha

Hargeysa, 03 March, 2012 (SLpost)- Wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland iyo Shirkada laga leeyahay dalka Shiinaha oo la yidhaahdo China Hono Group, ayaa maanta...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img