Somaliland: Madax-dhaqameedka mar kale baaq nabadeed u jeediyey Garaaddada Beesha Dhulbahante
Hargeysa, 05 March, 2012 (SLpost)- Qaar ka mid ah Madax-dhaqameedka ugu waaweyn Somaliland ayaa ugu baaqay Madax-dhaqameedka beelaha Dhul-bahante inay ka hawl-galaan sidii nabad...
Nimanyahow tolnimo waa dugsiye dunida jeedaasha! – W/Q: Mustafa Sh. Cumar Geeddi
Goblamooyin waxay sheegayaan Guul-darriyo ciil’ ayaa abwaan laga wariyay. Guul-darro ka weyn oo aan maqlay ama wax igaga culus dagaalka laga soo wariyay magaalada...
Wasiirka ArrimahaGudaha oo Markii ugu horreysay ka hadlay hawl-gallada D/Hoose ka Waddo Shaaricyada Caasimadda Hargeysa
Hargeysa, 04 March, 2012 (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale “Duur” ayaa Maanta faahfaahin ka bixiyay hawl galkii ay...
OP-ED
Somalia: Peace and Stabilization Lie in Native Government
The procedural approach of selecting parliament and forming government in Somalia plays an important, decisive role in either prolonging or ending the civil strife...
Nin meherad uu lahaa dab ku qabad-siiyey badhtamaha suuqa magaalada Hargeysa [SAWIRRO]
Hargeysa, 04 March, 2012 (SLpost)- Mid ka mid ah xoogsatada meheradaha ganacsi ee yaryar ku haysta badhtamaha magaalada Hargeysa ayaa abbaaro 12:00 duhurnimo ee...
Wasiirka Maaliyadda oo Golaha Wakiiladda warbixin ka siiyey Miisaaniyadda 2012-ka sababeeyeyna sababta dib-u-dhaca ku keenay
Hargeysa,04 March 2012 (SLpost)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi ayaa maanta xog-waran la xidhiidha miisaaniyada qaranka ee sannadka 2012-ka siiyay Golaha Wakiillada...
Xukuumadda oo sheegtay inay Caasimadda Hargeysa ka hirgelinayso dhismayaasha 350 Guri
Hargeysa,04 March 2012(SLpost)-Wasiirka Dib u dejinta Somaliland Md Cabdirisaaq Cali Cismaan, ayaa maanta ka warbixiyey hawlaha wasaaradiisa ee qorshaha dadka barokacayaasha ah. Wasiirka oo maanta...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

