Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

Madaxweyne Siilaanyo iyo qayb ka mid ah Weftigii Ingiriiska tagay oo dalka ku soo laabtay, si aan hore u dhicinna loo soo dhaweeyey

Hargeysa, 03 March, 2012 (SLpost)- Weftigii uu hoggaaminayey Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland  Md, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Maanta  dib ugu soo laabtay  caasimada dalka...

“Somaliland iyo Soomaaliya waxa u wanaagsan inay noqdaan laba dal oo jaarnimo, walaaltinimo iyo iskaashiga ka dhexeeyo…waanu wadahadali doonaa waqtiga munaasibka ah” – Madaxweyne...

Hargeysa, 02 March, 2012 (SLpost)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo ka mid ah wufuudi ka qaybgashay shirkii 23 February lagu soo gebgabiyey...

Shirkadda JET Oil oo ku dhawaaqday inay ka qaybgalayso Tartanka Haamaha Shiidaalka Berbera

Dubai, 02 March, 2012 (SLpost)-Maareeyaha Shirkadda JETOIL ganacsade Cawil Cawl Cabdillaahi, ayaa daboolka ka qaaday inay shirkadoodu ka qaybgelayso tartanka Haamaha Shiidaalka Berbera, soona...

Seddex Cadaw oo Camal tiray Curdin badan: Cagaf Qooqan, Cudud Qalafsan, Caqli Gaaban. Faallo: Wariye Mustafe Future

Damiirka Bani aadamku waxa uu Damqadaa marka uu Milicsado Masaakiin Cudud ka Awood Bani Muquuniso, waxaanu ka dhiidhiyaa Dhibaato kasta oo Waxyeelo u keeni...

Baarlamanka UK oo Sharci Cusub ka soo saaray Lacagta Caydha ee la siiyo dadka aan Shaqada haysan

London, 1 March, 2012 (SLpost)- Baarlamanka dalka UK ayaa ansixiyay Sharci Cusub oo Xadidi doona lacagta Caydha ee la siiyo Qoysaska aan shaqada hayn...

Dawladda Hoose ee Hargeysa oo Maalintii Labaad wadda hawl-gal lagu bannaynayo Jidka Wadnaha Magaalada

Hargeysa, 1 March, 2012 (SLpost)- Dawladda Hoose ee Hargeysa ayaa maanta maalintii labaad oo xidhiidh ah hawl-gal balaadhan oo waddo banayn ah ka fulisay...

Shuruudaha Wada Hadalada Somaliland Iyo Somalia Ee Mustaqbalka

Shirkii Somalia ku saabsanaa ee dhawaan lagu qabtay magaaalada London, Somalilandna ka mid ahayd dalalka lagu casuumay waxaa ka soo baxay go'aamo. Qodabka 6aad...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img