Madaxweye ku-xigeenka Aabihii oo maanta lagu Aasay magaalada Boorama iyo Masuuliyiinta Qaranka oo Tacsi Tiiraanyo u diraya.
Boorama, 16 March, 2012 (SLpost)- Waxa maanta magaalada Boorama si heer qaran ah loogu aasay madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Aabihii Marxuum Cabdilaahi Ismaaciil Shire oo...
Shirkadda TELESOM oo Abaalmarino Muhiim ah Guddoonsiisay Qaar kamid ah Shaqaalaheeda
Hargeysa, 16 March, 2012 (SLpost)- Shirkadda isgaadhsiinta ee TELESOM ayaa soo bandhigtay Munaasibad aad u ballaadhan oo ay abaal-marin ku siisay qaar ka mid...
Chelsea vs Benfica, AC Milan vs Barcelona – Isku Aadka Wareega 8da ee Champions League
SLpost SPORTS - Magaalada Nyon ee dalka Switzerland waxa maanta ka dhacday xafladda isku aadka wareega 8da ee Champions League iyadoo lugta hore ay...
Hanti-dhowrka Qaranka oo Shaaciyey magacyo xubno ka tirsan Dawladda Hoose ee Boorama oo lagu helay falal musuq-maasuq
Hargeysa, 15 March, 2012 (SLpost)- Hantidhowrka guud ee qaranka Maxamuud Aw cabdi ayaa maanta warbaahinta qaranka uga warbixiyey baadhitaan ay ka wadeen Xarunta Gobolka...
Golaha Guurtida oo cod aqlabiyad ku ansixiyey Xeerar xaasaasi ah oo Golaha Wakiilladu u soo gubiyey
Hargeysa, 15 March, 2012 (SLpost)- Fadhigii maanta ee golaha Guurtida Somaliland ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey sadex xeer oo kala ah: Xeerka nabadgelyada...
Madax-dhaqameed ka hadlay Muranka Warshadda Sibidhka Berbera, xukuumaddana ugu baaqay inay ganacsatada cadaalad u samayso
Hargeysa, 15 March, 2012 (SLpost)- Xubno ka mid ah Madax-dhaqmeedka reer Somaliland oo Shir jaraa’id Maanta ku qabtay hotel Xaraf ee magaalada Hargeysa, ayaa...
Ciidamada ammaanka Hargeysa oo xabsiga u taxaabay Boqor Buur-madow oo saaka ka soo degay madaarka Caasimadda
Hargeysa, 15 March, 2012 (SLpost)- Ciidamada ammaanka magaalada Hargeysa ayaa goor dhaweyd xabsiga u taxaabay Boqor Cismaan Maxamuud (Buur-madow) oo ka soo degay madaarka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

